Dagaal culus oo lagu jabiyey maleeshiyaadka Riddada ee Bangaraafta ayaa maanta ka dhacay duleedka deegaanka “Laba-Garas” ee ka tirsan wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo maleeshiyada Riddada looga qaniimeystay gaari C/Bile ah oo murtadiinta ay lahaayeen, dhanka kale waxaa jira khasaare gaaray murtadiinta.
Dhanka kale Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa faafisay qaybta 2-aad sawirro lagu soo bandhigayo jabkii xoogganaa ee maleeshiyaadka murtadiinta ku qabsaday degmada Awdheegle ee Sh/dhexe, halkaas oo saaka marti gelisay weerar cagta lagu mariyay oo lagula wareegay saldhigyada Riddada iyo guud ahaan degmadaasi.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama qayb ka mid ah hoos ka daawo.