Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Ka Dhacay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaala Dalka Faransiiska.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Ka Dhacay Saldhig Ciidan Oo Ku Yaala Dalka Faransiiska.

April 24, 2021

Wararka ka imaanaya waddanka Faransiiska ee dhaca qaaradda Yurub ayaa sheegaya in markale dalkaasi uu ka dhacay weerar halyeynimo ah oo uu fuliyay ruux muslim ah kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa booliska dowladda saliibiyadda ah ee Faransiiska.

Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Rambouillet oo dhacda duleedka magaalada caasimadda ee Paris waxaana loo adeegsaday Mindi , halyeyga weerarkan fuliyay ayaana si gaar ah u beegsaday saldhigga booliska saliibiyiinta Faransiiska ee magaaladaas.

Warbaahinta Faransiiska ayaa warisay in weerarkan geesinnimo lagu dilay haweenay boolis ah oo ka tirsanayd ciidanka booliska Faransiiska taas oo ku sugnayd gudaha saldhigga uu weerarku ka dhacay.

Ilo wareedyo maxali ah ayaa warbaahinta u sheegay in ninka weerarka fuliyay uu ku dhawaaqayay “Allaahu Akbar, Allaahu Akbar” taas oo aragagax gelisay gaaladii Faransiiska ee ka agdhawayd halka uu weerarku ka dhacay.

Wakaaladda wararka u faafisa dowladda Faransiiska oo soo xiganayso ilo boolis ah ayaa warisay in la toogtay oo uu shahiiday ninkii halyeyga ahaa ee weerarkan guuleystay ku beegsaday saldhigaas boolis.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Faransiiska oo uu ugu horreeyo madaxwaynaha cunsuriga ah ee dalkaasi gaalka lagu magacaabo Emanual Macron ayaa si aragagax leh uga hadlay weerarka iyagoona ku tilmaamay in uu ahaa weerar argagixiso.

Halyeyga weerarka fuliyay oo da’diisa lagu sheegay 36 sano jir ayaa kasoo jeeda waddanka Tuunis waxaana lagu magacaabaa geesigaas Jamaal Qarshaan, waxa uuna weerarkan ku biirayaa dhowr weerar oo ka dhacay gudaha dalka faransiiska kuwaasi oo loogu nusreynayo nabigeena Muxamed sallalaahu caleyhi wasallam.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Dilal Ka Dhacay Muqdisho.
Next: Tilmaamaha Gabadha Muslimadda Iyo Kaalinta Ay Ku Leedahay Dacwada Iyo Jihaadka (5) – Sh. Mahad Warsame

Related Stories

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.

August 26, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.

August 26, 2025
Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.

August 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada