Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay weerar culus oo dagaal toos ah ku qaadeen xerada ciidanka kufaarta Kenya ku leeyihiin deegaanka Amuume ee dhaca duleedka degmada Faafi ee gobolka gaarisa ee dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Khasaaraha ciidamada saliibiyiinta Kenya kasoo gaaray weerarkan waa dhimashada 6 askari oo saliibiyiin ah, halka dhaawacana uu yahay 3 kale. waxaana sido kale la gubay gaari kooyaal ah.
Howlgalkan ayaa qayb ka ah silsilado howlgallo ah oo muddooyinkii u dambeeyay ciidamada mujaahidiintu ka wadeen dhulalka muslimiintu leeyihiin balse dowladda kaafiradda Kenya xoogga ku haysato, kuwaas oo lagu laayay ciidamo ka tirsan kuffaarta Kenya.