Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Ka Dhacay Waqooyga Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Ka Dhacay Waqooyga Afghanistan.

November 3, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in weerar ah Camaliyad Istish-haadiyo  ay ka dhacday deegaan ka tirsan gobalka Saman-jan oo ah gobal dhaca dhanka Waqooyi ee dalkaasi.

Camaliyaddan Istish-haadiyada ah waxaa lala beegsaday kolanyo uu la socday taliyaha maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Ashraf Gani ugu magacaaban degmada Qalcah-zaal ee gobalka Qunduuz oo isna ah gobal dhaca dhanka Waqooyi ee Afghanistan.

Qoraal uu soo saaray Afhayeenka Imaarada Islaamiga Afghanistan Sheekh Dabiixullaahi Mujaahid ayuu ku xusay in Camaliyaddan oo qeyb ka ah howlgalka Al-mansuuriyah uu fuliyay Mujaahid lagu magacaabo Cabdullaahi kana tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.

Qoraalkan ayaa lagu cadeeyay in Camaliyadda lagu dilay tiro maleeshiyaat ah laguna dhaawacay taliyaha la beegsaday kaasi oo la sheegay in dhaawiciisa uu culusyahay.

Bayaanka Imaarada ayaa  lagu cadeeyay in sarkaalka la beegsaday uu ka mid yahay saraakiisha sida gaarka ah ula shaqeysa ciidamada Nasaarada Mareykanka ee duulaanka ku joogta Afghanistan kana mas,uul ahaa weeraro ciidamada Mareykanka ay ku dileen dad fara badan oo shacab ah kuwaasi oo ka dhacay dhanka Waqooyi ee Afghanistan.

Halkan Ka Doono Qoraalka Afhayeenka Imaarada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Kalimad Uu Jeediyay Mayow Mustaf Isxaaq Oo Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood 2.
Next: Dhageyso Idaacada Andalus Oo Goosgoos Cajiib Ah Ka Sameysay Kulankii Madaxda Dowlada Iyo Maamul Gobaleedyad.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1447-Hijri.

November 4, 2025
Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Maraykanka Oo Geeriyooday.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Maraykanka Oo Geeriyooday.

November 4, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-05-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-05-1447 Hijri.

November 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)

October 20, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025

Sawirro

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada