Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Naf hurnimo oo lagu beegsaday saldhigga ciidanka Meleteri ee Biya Cadde.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Naf hurnimo oo lagu beegsaday saldhigga ciidanka Meleteri ee Biya Cadde.

June 18, 2021

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya ayaa weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen saraakiil sarsare oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka.

Jugta qarax xooggan ayaa saaka aroortii hore laga maqlay deegaanka Biya Cadde oo qiyaastii 40Km dhanka bari uga beegan degmada Mahadaay.

 

War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarka lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil sarsare.

 

“Camaliyad istish-haadi ah oo loo adeegsaday gaari ayaa saaka ka dhacday xarunta taliska ciidanka Murtadiinta ee deegaanka Biya Cadde Sh/dhexe,weerarka waxaa ku dhaawacay Korneel Saneey Cabdulle taliyaha guutada 4aad waxaana ku dhintay 10 maleeshiyaad ah” ayaa lagu yiri war kooban oo kasoo baxay taliska ciidanka Al Shabaab.

 Deegaanka Biya Cadde ee uu weerarku ka dhacay waxaa saldhig weyn ku leh ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi waxaana deegaanka saldhig ka dhigtay askar iyo saraakiil bishii lasoo dhaafay kusoo jabay dagaalladii ka dhacay deegaannada Warciise iyo Qoordheere.

 

illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin taliska ciidanka DF-ka oo ku saaban weerarka saraakiisha lagula beegsaday gobolka Sh/dhexe.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Manhajka Waxbarashada dugsiga dhexe.
Next: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Iyo Kuwa Dowlada Federaalka Oo Muqdisho Ku Dagaalamay.

Related Stories

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Uu Soo Abaabulay Maamulka Abiy Oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Soomaali-galbeed.

August 26, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1447-Hijri.

August 26, 2025
Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaadka Murtadiinta Oo Kufsi Wadareed Argagax Leh Ugeystay Dumar Ku Safrayay Degmada Cadale Ee Sh/dhexe.

August 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada