Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya ayaa maanta waxay weerar culus ku qaadeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Yasooman ee wilaayada Hiiraan, halkaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Weerarkaasi waxaa Allaah fadligiis inta la xaqiijiyay lagu dilay 6 askari oo murtadiin ah oo uu ku jiray sarkaal nabad sugid ah oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Nuur Axmad [Timajilac], waxaana sidoo kale lagu dhaawacay 8 kale oo isla murtadiin ah.
Saraakiil ciidan oo ka tirsan mujaahidiinta oo idaacadda islaamiga Al-andalus la hadlay ayaa xaqiijiyay in 4 ka mid ah maydadka maleeshiyaadka murtadiinta ay goobta ku arkeen, kuwaas oo ay saaxiibadood awoodi waayeen inay jiitaan, loogana cararay goobta dagaalka, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu soo ghaniimeysteen ilaa 2 qori oo AK47 ah iyo 3 boosh oo laga soo furtay maleaeshiyaadka Riddada.