
Howlgal qarax ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen deegaan ka tirsan wilaayada Sh/dhexe, ayaa lagu khaarajiyay sarkaal iyo askari ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta, kaddib markii la beegsaday gaari ciidan oo ay wateen.
Qaraxa oo ka dhacay degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, ayay si gaar ah ciidamada Shabaabul mujaahidiin ula eegteen gaari Cabdibile ah oo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana halkaas ku dhintay qaraxaasi 2 murtadiin ah oo mid ka mid ah uu yahay sarkaal ciidan.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgalkan qaraxa ah inta la hubiyay ku dhaawaceen 6 kale oo murtadiin ah, waxaana sidoo kale lagu burburiyay gaariga la qarxiyay.