Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

May 12, 2018

Weeraradani Qaraxyada ah oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa la eegtay Maleeshiyaad ka tirsanaa Kooxda Ridada Somaliya gaar ahaan kuwooda loogu yeero Xasilinta , kuwaasi oo ku sugnaa xiliga Qaraxa uu dhacayay deegaankaasi.

Qaraxyada oo ahaa ilaa 2 Qarax oo is xigxiga ayaa kan koobaad waxa uu dhacay xili ay Maleeshiyaadka ku sugnaayeen goob ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha, Iyadoona Qaraxa labaadna uu ka dhacay isla goobta xili Murtadiinta ay ku mashquul sanaayeen uruurinta meydadka iyo dhaawaca ka dhashay Qaraxii koowaad .

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxii danbe uu sababay Khasaaro xooggan oo soo gaaray Maleeshiyaadka Murtadiinta ee la beegsaday.
Inta la xaqiijiyay ilaa 9 ka tirsan Maleeshiyaadka Ridada ayaa ku dhimatay labada Qarax halka dhaawacana uu gaarayo ilaa 7 ka tirsan Murtadiinta .

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay arkayeen meydadka iyo dhaawaca Murtadiinta oo goobta laga daabulayo , Iyadoona xiligaasna ay halkaasi isku gadaameen Maleeshiyaadka si ay u qariyaa khasaaraha soo gaaray .

Qaraxyada ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa ku soo aadaya xili maalin ka hor wadada isku xirta magaalooyinka Afgooye, iyo Wallaweyn uu ka dhacay Qarax lala eegtay gaari nuuca Cabdi billaha loo yaqaanno oo ku socdaalayay wadadaasi kaasi oo ay saarnaayeen Maleeshiyaad Murtadiinta ah .

Qaraxaasi ayaa lagu dilay 9 ka tirsan Maleeshiyaadka Murtadiinta , halka lagu dhaawacay 5 kale .
Dadka lagu dilay Qaraxaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Sargaal muhiim u ahaa Murtadiinta oo darajadiisu aheyd Gaashaalle Sare kaasi oo lagu magacaabi jiray Mukhtaar Jiis .

Sidoo kale Qaraxa ayaa wuxuu kusoo aadayaa xilli habeen hore ay Mujaahidiinta xaafada Saybiyaano ee Magaalada Muqdisho ay ku khaarijiyeen sarkaal ka tirsanaa maleeshiyaatka loogu yeero Alpha Group ee uu Maraykanku tababatay iyo 3 ka tisan ilaaladiisa.

Howlgallada kala duwan ay fulinayaan Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sii xooggeysanyay Wilaayaadka Sh Hoose, iyo Banaadir, Iyadona weeraradaasi lagu dilay ku dhawaad 30 meeyo ka tirsan Maleeshiyada Ridada ay ka mid ahaayeen Saraakiil ka tirsan Murtadiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhgaeyso Darsiga Kowaad Sedeen Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.
Next: Dhgaeyso Darsiga Labaad Sideen Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada