Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Lagu Dilay Askar Badan Oo Ay Ku Jiraan American Oo Ka Dhacay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Dilay Askar Badan Oo Ay Ku Jiraan American Oo Ka Dhacay Afghanistan.

August 10, 2018

Ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weeraro culus la beegsaday Ciidamada Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada Afghanistan waxeyna weeraradaasi ka kala dhaceen Bariga iyo Bartamaha dalka Afghanistan.

Weerarka Kowaad oo ka dhacay Wilaayada Lowjar ee Bartamaha dalkaasi ayeey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan la beegsadeen kolanyo isugu jirta Salibiyiinta iyo Kuwa Ridada kuwaasi oo isku dayay iney duulaan kusoo qaadaan deegaano lagu maamulo shareecada Islaamka balse Mujaahidiinta ayaa duulaankaasi kaga hortagay weerar isugu jira qaraxyo dagaal toos ah.

Intii dagaalka uu socday waxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan qarax ku burburiyeen mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen saliibiyiinta Mareykanka kaasi oo goobta ku burburay waxana sidoo kale ku halaagsamay guud ahaan askartii Mareykanka ee la socotay gaarigaasi.

Maalmo ka hor ayeey aheed markii Mujaahid ka tirsan katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan uu Camaliyad Istish haadi ku weeraray Kolanyo American ah oo ku socdaaleysay qeybo ka mid ah Wilaayada Barwaan ee Waqooyga Afghanistan,waxaa Camaliyaddaasi Baqti iyo dhaawac ku noqday ku dhawaad 20 askari oo Saliibiyiinta Mareykanka ah.

Weerarka Labaad oo ahaa dagaal toos ahwaxey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ka fuliyeen Deegaan ka tirsan Gobalka Nangahaar ee Bariga dalka Afghanistan waxeyna la beesadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen maleeshiyaatka Maamulka Murtad Ashraf Gani.

Inta la xaqiijiyay dagaalkan waxey ciidamada Mujaahdiiinta ku dileen 14 askari waxeyna ku dhaawceen 7 askari kuwaasi oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka Ridada Kaabul,sidoo kale waxey mujaahidiinta qaraxyo ku gubeen labo gaari oo noocyada dagaalka ah.

Labadan Weeraree ka kala dhacay Bariga iyo Bartamaha dalka Afghansitaan ayaa qeyb ka ah Howlgalka Al-khandaq ee ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga ah sida toos ka ah kaga wadaan gobalada dalkaasi

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Laga Wareystay Arimo Muhiim Ah.
Next: Dagaal Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026
Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada