Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Askar Lagu Dilay Gaaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Gaaadiidna Lagu Gubay Oo Ka Dhacay Duleedka Boosaaso.

September 18, 2021

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala dhulka buuralayda ah ee silsiladda Goolis waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro isugu jira dagaallo toos ah iyo mid qarax ah la beegsadeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

Weerarka koowaad oo ahaa qarax waxay Mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan maamulka Puntland oo  ku socdaalayay inta u dhaxaysa deegaamada Balli-khadar iyo Sugurre ee dhaca duleedka magaalada Boosaaso.

Ilo xog-ogal ah waxay xaqiijiyeen in qaraxaas lagu gubay hal gaadhi oo ah nooca ay Soomaalidu u taqaan Cabdibilaha  kaas oo ay la socdeen maleeshiyaadka maamul goboleedyada ashahaada la dirirka Puntland.

Qaraxa ka dib waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar jidgal ah u dhigeen maleeshiyaadka maamulka Siciid Deni kammiinka ayaana ka dhacay isla goobtii uu qaraxu ka dhacay halkaas oo khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed ba lagu gaarsiiyay ciidamada dowladda.

Inta la ogyahay waxaa weerarkan kammiinka ah ku dhintay hal askari oo murtad ah kana mid ahaa maleeshiyada maamulka Puntland halka sidoo kale weerarka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaas ka badan.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Maxkamadda WI Bay Iyo Bakool Oo Xukun Dil Qisaas Ah Fulisay.
Next: Weerar Cagta Lagu Mariyay Fariisin Ciidan Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-03-1447-Hijri.

September 8, 2025
Siyaasi Sheegay In Maamulka Cagjar Uu Kumannaan Maleeshiyo Ah Xaabo Uga Dhigi Doono Dagaalka Abiy Iyo Afwerki.
  • Allposts
  • Warar

Siyaasi Sheegay In Maamulka Cagjar Uu Kumannaan Maleeshiyo Ah Xaabo Uga Dhigi Doono Dagaalka Abiy Iyo Afwerki.

September 8, 2025
Dayax-madoobaad Caawa Laga Arkay Soomaaliya Iyo Waddamada Kale.
  • Allposts
  • Warar

Dayax-madoobaad Caawa Laga Arkay Soomaaliya Iyo Waddamada Kale.

September 7, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada