Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar culus oo kammiin ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Laanta-buuro, halkaas oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Howlgalka kamiinka ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay ku dhintay ilaa 3 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kalena ku dhaawacmeen ilaa 7 askari oo kale.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu kamiin culus u dhigeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Yoontooy ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo, waxaana halkaas lagu dilay laba askari oo murradiin ah.