Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Duleedka Kismaayo Iyo Xudur.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Duleedka Kismaayo Iyo Xudur.

July 18, 2021

Ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin waxay dagaallo toos ah iyo kuwa jidgal ah ku qaadeen ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka Soomaalida murtadiinta, kuwaas oo siyaabo kala duwan uga dhacay wilaayaadka Jubbooyinka iyo Bay iyo Bakool.

Howlgalka hore oo ahaa mid jidgal ah waxaa uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay nawaaxiga deegaanka Buulo-gaduud ee duleedka magaalada Kismaayo, waxayna Mujaahidiintu la beegsadeen maleeshiyaadka dowladda Ridada federaalka.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxay xaqiijiyeen in werarkaas ay ku dhaawacmeen illaa 4 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka dowladda Ridada.

Dhinaca kale waxaa la weeraray saldhigga saliibiyiinta Kenya ay ka samaysteen deegaanka Kulbiyow ee wilaayada Jubbooyinka, waxaana lasoo wariyay khasaare kuffaarta Kenya kasoo gaaray weerarka.

Dhanka Bay iyo Bakool na waxay Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerar toos ah ku qaadeen saldhigga xabashida Itoobiya ee degmada Xudur, waxaana jira khasaare kala duwan oo axmaarada soo gaaray.

Halkan Kaga Biir Boggeenna Cusub Ee Telegram-ka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso (Warbixin): Dagaallo Iyo Qaraxyo Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Mudug.
Next: Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Gobolka Banaadir.

Related Stories

Akhriso Faahfaahinta Madaafiicda Lagu Garaacay Xalane Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Madaafiicda Lagu Garaacay Xalane Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

May 20, 2025
Millatariga Sudan Oo Shaaciyay Inay RSF Ka Saareen Guud Ahaan Gobolka Khartum.
  • Allposts
  • Warar

Millatariga Sudan Oo Shaaciyay Inay RSF Ka Saareen Guud Ahaan Gobolka Khartum.

May 20, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-11-1446 Hijri.

May 20, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 10 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 10 aad)

May 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)

May 15, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025

Sawirro

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada