Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Sh/hoose Gedo Iyo Bay iyo Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Sh/hoose Gedo Iyo Bay iyo Bakool.

August 28, 2021

Ciidamada jamahaadka xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayaadka Sh/hoose Gedo iyo Bay iyo Bakool waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro saf ah ku qaadeen saldhigyada iyo xeryadaha ciidamada kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka Soomaalida ee murtadiinta ah ay ku leeyihiin Koonfurta dalka Soomaaliya.

Howlgalka koowaad oo ahaa dagaal toos ah waxay ciidamada  Mujahidiintu ku qaadeen saldhigyada ciidamada kuffaarta iyo kuwa maleeshiyaadka dowladda federaalka ay ka samaysteen degmooyinka Jannaale iyo Owdheegle oo ka wada tirsan wilaayada Sh/hoose.

Ilo masuul ah waxay soo wariyeen in dagaalladan oo ahaa kuwa si waanagsan loo agaasimay si ba’an loogu naafeeyay ciidamada Uganda iyo maleeshiyaadka Soomaalida ee ku daaban soo duuleyaasha balse lama soo warin inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ciidamada cadowga soo gaaray.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Gedo waxay dhankooda dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka samaysteen degmada Baardheere ee wilaayada Gedo, waxaana jira khasaare ciidamada dowladda lagu gaarsiiyay dagaalka.

Dhanka wilaayada Bay iyo Bakool waxay ciidamada xarakada shabaabul Mujaahidiin dagaal culus oo dhowr jiha ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka samaysteen degmada Qansaxdheere ee wilaayaadaas.

Dagaalka oo ahaa mid lagu gadiyay ciidamada dowladda waxay ilo wareedyadu soo wariyeen in uu jiro khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo soo gaaray maleeshiyaadka Soomaalida ee lagu weeraray Qansaxdheere.

Howlgalladan waxay kusoo beegmayaan xilli howlgallo kuwan la mid ah oo saacadihii lasoo dhaafay ay ciidamada shabaabul Mujaahidiin siyaabo kala duwan uga fuliyeen wilaayaadka Banaadir, Gedo, Sh/hoose, Jubbooyinka iyo Bay iyo Bakool khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay cadowga jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka kusoo qaaday wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xubin Ka Tirsanaa Sirdoonka Dowladda Oo Lagu Dilay Duleedka Xamar.
Next: Faahfaahin: Qarax Ciidamada Itoobiya Lagula Eegtay Degmada Xudur.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-09-1447-Hijri.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada