Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Banaadir.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Banaadir.

November 20, 2022

Wararka laga helayo wilaayada Sh/hoose waxay sheegayaan in weerar culus oo dhabba-gal ah lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada kuffaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Ugaandha xilli ay isaga kala gooshayeen deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose.

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin oo si dhow ula socday dhaqdhaqaaqa kuffaarta oo kasoo baxay Shalanbood kuna sii jeeday deegaanka Danow ayaa kolonyadan weerar kammiin ah kula beegsaday inta u dhaxaysay deegaannadaasi wuxuuna weerarku si gaar ah u qabsaday ciidamo lug ah oo qayb ka ahaa kolonyada.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay weerar culus ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka federaalka ay ka deganyihiin jaamacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho, halkaas oo dagaal uu ku dhexmaray Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka la weeraray.

Sidoo kale waxay ciidanka shabaabul Mujaahidiin weerar ku qaadeen fariisinka maleeshiyaadka dowladda Riddada ay kaga suganyihiin dalcadda fara gaab ee degmada Deyniile.

Waxay sidoo kale Mujaahidiintu xalay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ku dileen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada gaar ahaan kuwa uu soo tabobaray Turkiga kaas oo magaciisa lagu soo koobay Faarax.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: QM Oo Walaac Ka Muujisay Dagaal Ka Dhaca Gobolka Tigray.
Next: 5 Arrimood Oo Ururka Al-shabaab Ay Taageero Uga Heleen Beelaha Soomaaliyeed. (Maqaal dheer)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-01-1447-Hijri.

July 16, 2025
Qaraxyo Khasaare Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Banaadir Iyo Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Qaraxyo Khasaare Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Wilaayaadka Banaadir Iyo Sh/dhexe.

July 16, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -21-01-1447 Hijri.

July 16, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 20 aad)

June 23, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada