Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Baydhaba iyo Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka Kala Dhacay Baydhaba iyo Baarsanguuni.

October 22, 2020

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saacadihii lasoo dhaafay qaadeen weeraro kala duwan oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan maamullada Ridada ee la magac baxay Jubbaland iyo Koonfur galbeed.

Weerar askar lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacmay ayay rag ka tirsan ciidanka Mujaahidiinta ku qaadeen fariisin maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Weerarka oo si gaar ah kaga dhacay bar Cantrol oo kutaal duleedka magaalada Baydhaba ayaa lagu dilay hal askari iyo dhaawaca 2 kale waxaana wararku intaasi ku darayaan in Mujaahidiintu ay soo qaniimeysteen qori iyo boosh ay ka carareen maleeshiyaadka murtadiinta.

Dhanka Qansaxdheerena waxay ciidamada Mujaahidiintu weerar khasaare dhaliyay saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay ka deganyihiin deegaankaas waxaana weerarka ka dhashay khasare kala duwan.

Dhanka duleedka Kismaayana ciidamo ka tirsan xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar culus ku qaaday saldhigga maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ee loogu yeero Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni.

Ilo masuul ah ayaa xaqiijinaya in weerarka oo ahaa mid xooggan khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka maamulka Ridada Jubbaland waxaana uu weerarkaasi kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay weeraro jidgal ah oo askar lagu dilay ay ka dhaceen duleedka magaalada kismaayo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Iyo Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Diinsoor.
Next: Sarkaal Sare Oo Lagu dilay Howlgal Ka Dhacay Muqdisho.

Related Stories

‘Puntland’ Oo U Goodisay Saraakiishii Ka Goostay Iyo Dagaal Ka Dhacay Garoowe.
  • Allposts
  • Warar

‘Puntland’ Oo U Goodisay Saraakiishii Ka Goostay Iyo Dagaal Ka Dhacay Garoowe.

January 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-07-1447 Hijri.

January 17, 2026
Shil Gaystay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Shil Gaystay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho.

January 17, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada