
Ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Jubbada hoose, ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar qarax ah ku beegsaday maleeshiyo murtadiin ah oo lug ah, kuwaas oo marayay nawaaxiga deegaanka Birta-dheer ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana halkaas ku dhintay hal askari oo murtad oo miino baare ahaa kaasi oo lagu magacaabi jiray Sugow.
Isla Jubbada hoose, ciidamada mujaahidiintu waxay agagaarka deegaanka Birta-dheer Kammiin culus ugu dhigeen maleeshiyo ka tirsan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Jubbaland, waxaa jira khasaare kala duwan oo murtadiinta lagu gaarsiiyay kamiinkaasi.