Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed ka kooban laba bog kasoo saaray duqaymihii wuxuushnimo ee diyaaradaha dagaalka ee dowladda saliibiyadda ah ee xabashida Itoobiya ka gaysteen degmooyin iyo degaanno ka tirsan wilaayaadka Jubbada dhexe, Sh/hoose iyo Sh/dhexe.
Maktabka warfaafinta ayaa xaqiijiyay in duqaymahaasi lagu xasuuqay dad shacab ah oo si nabad ah guryahooda ku joogay, xafiiska warfaafinta mujaahidiinta ayaa sidoo kale soo bandhigy magacyada dadka shacabka ah ee lagu laayay duqaymaha saliibiyiinta Itoobiya oo ka kala dhacay degmooyinka Jilib iyo Awdheegle iyo deegaannada Daaru-salaam iyo Ceelbacad oo ka kala tirsan wilaayaadka Jubbada dhexe, Sh/hoose iyo Sh/dhexe.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Mujaahidiinta Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso.