Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xasan Garguurte Oo Loo Diiday Dal Ku Galka Mareykanka.
  • Allposts
  • Warar

Xasan Garguurte Oo Loo Diiday Dal Ku Galka Mareykanka.

March 25, 2018

Dowlada Saliibiyadda Mareykanka ayaa Fiisaha dalkeeda lagu galo u diiday Madaxweynihii hore ee Kooxda Ridada Somalia, Xasan Sheikh Maxamuud, kadib Go’aan kasoo baxay Maamulka Madaxweynaha wadankaas ee Donald Trump.

Qunsuliya Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay codsi kaga yimid Maxadweynihii hore Kooxda Ridada Soomaaliya,Hassan Sheeikh Maxamuud, kaas oo casuumaad ka helay Gole siyaasadeed oo Fadhigiisu yahay Maraykanka.

Golaha Falanqaynta Arimaha Caalamka ee fadhigiisu yahay Gobolka Mayn oo ku yaalla Waqooyi Bari Wadanka Maraykanka ayaa barta uu Internetka kuleeyahay kusoo daabacay in Xasan Sheikh loo diiday fiisaha dal-ku-galka Mareykanka kadib markii ay ku cazuumeen Munaasabad la qaban doono maalinta Khamiista soo socota oo ka dhici doonta Bariga Magaalada Souhth Portland ee isla Gobolka Mayn.

Qoraal uu soo saaray Agaasimaha Golaha Main ee Arimaha Caalamka gaalka lagu magacaabo Kayth Makarthi, ayuu ku sheegay inuu aad uga xunyahay in la baajiyo Casuumaadii ay u fidiyeen Murtad Xasan Sheikh Maxamuud, maadaama loo diiday fiisihii uu ku imaan lahaa wadanka Maraykanka.

” Waxaan ka xumahay inaan idiin sheego in Qunsuliyadda Maraykanka ee Soomaaliya ay fiisigii u Maraykanka kusoo geli lahaa udiiday Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, iyadoo fulinaysa Amarkii tirsigiisu ahaa 13769 ee wadanka Maraykanka looga ilaalinayay inay soo galaan argagixiso shisheeye ah” ayuu ku sheegay bayaanka.

“Somalia waxay ka mid tahay wadamada muwaadiniintooda uu go’aankaasi saameeyay, sidaas daraadeed Xassan Sheikh ma awoodi doono inuu soo xaadiro Shirka Harvard ee horumarinta Africa oo qabsoomi doona dabayaaqaya isbuucan, iyo Golaha Arimaha Caalamka ee qabsoomi doona Khamiista” ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Madaxweyne Wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa horey ga’aan uga soo saaray in muwaadiniinta wadamo ay kamid tahay Somalia aysan soo gali Karin Wadanka Mareykanka, iyadoo laga baqaayo in dadkaasi geystaan wax uu ugu yeeray weeraro argagixiso oo ka dhan ah Amniga iyo xasiloonida Maraykanka.

Golaha ayaa sheegay in xasan Gurguurte uu ka jeedan lahaa munaasabada ay qabanayaan Khamiista soo socota khudbo cinwaankeedu yahay ” Marxalada kala guurka ah ee Somalia, fursadaha jira iyo caqabadaha taagan”, balse arinkaas uu hada fashilmay kadib markii madaxweynihii hore loo diiday fiisaha.

Mareykanku oo aanan Muqdisho ku lahayn Safaarad rasmi ah iyo Safiir toona, ayaa Qunsuliyad u qaabilsan Soomaaliya waxay ku taallaa Caasimada Kenya ee Nairobi.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xilka Madaxtinimada Kooxda Ridada Somalia Qabtay Bishi Sep- 2012 waxa uuna haayey jagadaasi ilaa Feb-2017, intii uu xilkaas hayayna waxa uu xiriir wanaagsan lalahaa Dalka Mareykanka isaga oo kala shaqeynayay dagaalkooda ka dhanka ah muslimiinta ee ay ugu magac dareen Ladagaalanka Argagixisada, waxaana uuna dhowr jeer booqasho ku tegay Washington, isagoo kula kulmay madaxdii markaas Maraykanka hogaaminaysay, sida Madaxweynihii Maraykanka Barak Obama iyo wasiiradii kala ahaa John Kerry iyo Helary clinton.

Maraykanka oo aanan aqoonin saaxiib joogta ah, ayaa hadba adeegsada Murtadkii ay u arkaan inay marxaladaas ku shaqaysan karaan, markii uu ay dhamaystana qashin qubka ku tuura, waana arinta keentay in Murtadiin fara badan oo uu kamid yahay Xassan Gurguurte loo diido inay Maraykanka soo galaan, kadib sanado badan oo si diiran loogu soo dhawayn jiray aqalka cad ee Wadankaas looga taliyo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Jabuuti Iyo Kuwa Itoobiya Oo Lagu Weeraray Gobalka Hiiraan.
Next: Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqotay Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

Related Stories

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri

March 11, 2026
Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada