Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xiisad Ka Dhalatay Kufsi Loo Geystay Gabar 8 Jir Muslimad Ah Oo Ka Taagan Gobalka Kashmiir.
  • Allposts
  • Warar

Xiisad Ka Dhalatay Kufsi Loo Geystay Gabar 8 Jir Muslimad Ah Oo Ka Taagan Gobalka Kashmiir.

April 16, 2018

Gabadhaan Muslimada ah oo kasoo jeeda qoys Reer Miyi ah ayaa laga afduubtay meel ku dhow Gurigooda oo kuyaala deegaanka KAANO oo katirsan gobolka Kashmiir.

Falkaan ayaa waxaa geystay dhowr nin oo gaalo Hinduus ah, kuwaas oo daroogeeyey gabadha yar ee Muslimada ah, ka hor inta aysan ula dhaqaaqin Macbad ay Hinduusku leeyihiin, halkaas oo ay ku kufsadeen 8 ka mid ah gaalada oo uu ku jiro Sarkaal Boolis ah.

Gabadhan 8 jirka ah ayey 5 maalin oo xiriir ah gaaladu ku heysteen gudaha Macbadka Hinduska kadibna dhagax ayay madaxa kaga garaaceen ilaa ay ka dhimatay, sida ay sheegeen baarayaasha kiiska.

Banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayeen dadka Muslimiinta ah ayaa ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah wadanka Hindiya, ayna ku jirto caasimada Niyuu Delhi, kuwaas oo looga soo horjeedo falkaas wuxuushnimada ah ee lagula kacay gabadhaas Da’da yar ee Muslimada ah.

Banaanbaxyo kuwaas kasoo horjeeda laguna taageerayo falkii kufsiga iyo dilka isugu jiray ee lagula kacay gabadha yar ee Muslimada ah ayaa iyaguna ka dhacay qaybo kamid ah isla wadanka Hindiya, kuwaas oo ay ka qayb galeen Labo wasiir oo ka tirsan xisbiga “Bii Jeey Bii” oo ah xisbi ay leeyihiin xagjiriinta Hinduuska Lo’da caabuda ee uu hogaamiyo Ra’iisul wasaaraha wadankaas “Narendara Muudi.

Police-k Hindiya ayaa sheegay in falkaan ay u xireen ilaa 8 qof oo la tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen faraxumeynta iyo dilka , balse ehelada gabadha ayaa sheegay in ciidanka Hindiya aysan ka sugeyn wax cadaalad ah, maadama ay Muslimiinta Kashmiir kula jiraan dagaal toos ah.

Arintan laga argagaxay ayaa waxa ay qeyb ka tahay tacadiyada aan kala sooca lahayn ee ay la kulmayaan Musliminta Kashmiir ee ku hoos-jira gumaysiga dowlada Hindiya, kuwaas oo aysan jirin wax u badbaaday Naf, Maal iyo Sharaf.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Sarkaal American Ah Oo Qiray In Mustaqbalka Dhaw Laga Adkaan Karin Mujaahidiinta Alshabaab.
Next: Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraradii Ugu Dambeeyay.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada