Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Bayaanka Hoggaanka Guud Ee Mujaahidiinta Alshabaab Ay Kasoo Saareen Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Bayaanka Hoggaanka Guud Ee Mujaahidiinta Alshabaab Ay Kasoo Saareen Qudus.

December 10, 2017

Bayaankan oo uu ku saxiinaa hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa cinwaan looga dhigay “Kulanku waa Beytul Maqdas” wuxuuna gudbinayey mowqfika Xarakat Al-Shabaabul Mujaahidiin ee ku aadan go’aankii ka soo yeeray dowlada saliibiyada Mareykanka ay magaalada Al-Qudus ugu aqoonsatay caasimadda maamulka Yahuudda.

Wuxuu ahaa bayaan ka kooban ilaa saddex Page oo ku qornaa luuqadda Carabiga, laguna lifaaqay Aayado Qur’aan ah, Axaadiith, iyo Awaal baraarujin ah ah oo ku wajahan Muslimiinta, Iyadoo sidoo kale uu bayaanku gudbinayo fariimo muhiim ah.

“Kedis naguma ahayn hadalka kasoo yeeray doqonka Aqalka madow, Trump Iyo ku dhawaaqistii uu ku sheegay in Qudus –ta muslimadda ah ay tahay  caasimadda banii Sahyuun, sidoo kalana lama aynaan fajacin sida liidnaanta ku jirto  ee dhawaaqiida dabadhilfiyada u ah reer galbeedka ay u meel mariyeen heshiiskan, kani waa dhaqankooda, taasina waa  wadada ay ku dulleynayaan shucuubta,  kuna ihaaneysanayaan muqadasaatkooda” ayaa lagu yiri bayaanka.

Warsaxaafadeedkan ka soo baxay hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in beytul Maqdas uu cataabayo isagoo ku hoos jira gacanta cadowga iyo gumeystaha, ayna wasakheynayaan cagaha Yahuuda nijaasta ah, iyadoo ay iska soo daba dhaceyso baroorta iyo qeyla-dhaanta dadka Muslimiinta ee la dulmiyay ee aan heysanin cid difaacda una qisaasta, marka laga reebo mindiyaha yar oo la birqeysa cizzi, iyo howlgal gaari jiirsiin ah oo ka bidhaamayo ileys gobanimo, taas oo marba marka xigta adkeyneysa in lagu jiro zamanka dhibaatada iyo taag darida

Waxaa bayaanka lagu s heegay in Yahuudda iyo nasaarada ay tahay cadowga soo jireen ah oo ay Muslimiintu leeyihiin, loolanka kala dhexeeya Umadana Muslimka ah uusan joogsan doonin abid, taas ay tahay waxa ay Mujaahidiintu hubka u qaateen si Yahuudda iyo Nasaarada looga soo difaaco dhulalka Muslimiinta ee ay horarka ku yihiin.

“Waxaan Anigu yaqiiinsannahay in Yahuuda, Nasaarada iyo Murtadiintuba yihiin cadowga Umadeena laga soo billaabo tan iyo markii lasoo saaray Nabi Muxamed SCW, mana ka zuuleyno inaan loolan kula jirno iyaga illaa Alle ka dhaxlo dhulka iyo wax dul saaran, Beytul Maqdas dartiisa iyo in wasakhda Yahuudda laga nadiifiyo masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa, manaraadihiisana laga taago Raayada Towxiidka ayay us oo nafiireen koox ka tirsan Muslimiinta, iyagoo ka jawabaya baaqa Rabigooda, intaas kadbina ka dhabeynaya dhaartii shahiidka Umadda, sidaan u rajeyneyno Sheykh Usaama bin Laadin –Taqabalahullaah- markii uu ku dhaartay inuu soconayo dagaalka illaa aan uga gargaareyno Filastiin ama aan dhadhamineyno wixii uu dhadhamiyay Xamza bin Cabdil Mudhalib Radiyallahu canhu, welina dhawaqa dhaartiisii caanka ahayd kama tagin iney ku soo dhacdo dhegaha kuwa qiirada badan ee ka mid ah wiilasha Islaamka” ayaa lagu yiri bayaanka.

Qoraalka oo sii socda ayaa lagu yiri: “Wadada wadahadallada nabadgeliyada, iyo gurmad dalbashada liidata ee lagu galayo miisaska wadahadalka, iyadoo loo marayo kuwa taagta daran, iyo in la is jecleysiiyo cadow awood iyo hub ku heysta  halkii loo dheelmiyay Nabigeena SCW, waa wado xiran, waxayna ku dambeyneysaa Fashil iyo khasaare aduun iyo mid diimeed, Maanta wuxuu hadalkeena ku wajahanyahay dhamaan Umadda, si aan u xusuusino mas’uuliyada weyn ee dusha ka saaran  dhamaan wiilasheeda, taas oo ah in loo gargaaro Masjidka Al-Aqsaa iyo Beytul Maqdas iyadoo la bixinayo Naf iyo Maal”

Waa kuwan wiilashaada Mujaahidiinta oo gacmahooda u taagay mid kasta oo run low ah oo doonaya u hiilinta diintiisa iyo soo celinta muqadasaatka muslimiinta, waxayna Mujaahidiintu juhdi ku bixiyeen aas-aaska mucaskaraatka Tababarada ee lagu baranayo funuunta dagaalka, waxayna halkaas ku kulmiyeen wax kasta oo uu u baahan yahay qofka muslimka ah marka uu la dagaalamayo cadowga Islaamka. Cudur daar uma harin mid kasta oo dib dhacay, albaabada Jihaadku way badanyihiin, saaxaatkiisana waa kuwa fara badan oo ku faafsan wadamada Islaamka, anaguna Wallhi waxaan ka jihaadeynaa bariga Africa, waxaana indhaha ku heynaa Beytul Maqdas, sidaas ayaan kula ballanay walaalaheena taagan dhufeysyada kale ee caalamka, waxaan ku ballanay malaaximta iyo wacdaraha aan ka dhigi doonno dhulkaas barakeysan ee xooga lagu qaatay, Bi’idnillah himadeenu ma daaleyso illaa aan cagaheena oo booroobay dhigno barxadaha masjidka Al-Aqsaa, anagoo takbiirsaneyna, oo ku dhawaaqeyna towxiidka , oo Faatixiin ah, markaas ayay Eeyaha Ruum ogaan doonaan inaan nahay wiiilashii saxabaada, oo aan hilmaamin ballanta, kuna raali noqoneynin waxaan ka ahayn guul ama Shahaado.

Halkan kala dagso Bayaanka oo PDF

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dil Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha.
Next: Dil Qorsheysan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada