Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Kalimadda Xakiimul Ummah Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Kalimadda Xakiimul Ummah Oo Af-somali Lagu Tarjumay.

May 14, 2018

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa Luqadda Somaliga ku tarjumtay Kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh dr Ayman Al-dawaahiri Xafida hullaah,kalimaddaas oo Xakiimul Ummah kaga hadlay go’aanka uu gaal Trump ugu aqoonsaday magaalada Al-qudus iney tahay caasimadda Yahuuda.

Halkan Hoose Ka Akhriso Tarjumada Kalimadda Xakiimul Ummah.

Walaalaha muslimiinta meelkasta oo aad joogtaan, assalaamu caleykum waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Intaas ka dib:

Buuq weyn ayaa ka dhashay go’aankii ka soo baxay Mareykanka ee ahaa in ay safaaradooda ka soo wareejinayaan Tal-Abiib, una soo rarayaan Qudusta bari, kuwii iibsaday Filastiin iyo dowladaha dabadhilifyada ahna waxay shaaciyeen in arintan ay ka hor imaaneyso is afgaradyadii iyo go’aanadii lala gaaray kuwa ugu waaweyn gaalada kibirka badan.

Anigu lama hadlayo kuwa iibsaday Filastiin iyo dowladaha sheegta in ay difaacayaan Muslimiinta iyo caqiidadooda xilli ay iyaga qudhooduba yihiin dabadhilifyada cadowga Muslimiinta laakiin waxaan la hadlayaa muslim kasta oo xur ah oo sharaf leh, waxaanna leeyahay:

Waxaa waajib ah inaan qaadno dagaalka baraarugga ka hor inta aynaan gaarin midka hubka, waa inaan sidoo kale ka xurownaa dhalanteedka, waana in aysan isaga kaaya darsami midka cadowgeena ah iyo midka saaxiibkeena ah, waana inaan fahanaa shirqoolada uu noo maleegayo cadowga oo aynaan dib u guranin.

Anigoo xusuusinaya walaalaheyga Muslimiinta iyo Mujaahidiinta iyo culimada saadiqiinta ah, waxaan jeclahay inaan u cadeeyo in dhamaan dolwadaha ka taliya caalamka Islaamka ee xubnaha ka ah golaha Qaramada Midoobay ay horay u aqoonsadeen Israa’iil ka dib markii ay saxiixeen xeerka QM ee xoojinaya midnimada iyo nabadgalyada dhulka ay ka taliso dowlad kasta oo ka mid ah dowladaha ku mideysan ururka oo ay ku jirto Israa’iil, waxay sidoo kale aqoonsadeen isla saxiixii lagu go’aamiyey in laga tago ku dhaqanka shareecada Islaamka, kuna raali noqdeen in la isku maamulo go’aanada golaha amaanka iyo kalfadiga guud ee QM kuwaas oo uu ku jiro go’aankii kala qeybinta ee sanadkii 1947 iyo go’aankii tirsigiisu ahaa 242 iyo go’aanadii la midka ahaa ee taxanaha ahaa ee keenay jabka iyo isdhiibitaanka

In badan oo ka mid ah dowladahaas ka taliya caalamka Islaamka waxay cilaaqaad qarsoon iyo kuwa muuqda la sameysteen maamulka Yahuudda, waxayna ogolaadeen in ay Tal-Abiib iyo galbeedka Qudusba ay caasimad u noqoto Yahuudda, inkastoo ay yihiin dhul uu Islaamku leeyahay oo ay xaaraan tahay in looga tago Yahuudda.

Maxay noqotay natiijada siyaasaddii ka xuubsiibashada isku xukunka shareecada Islaamka iyo in lagu dadaalo raaligelinta reergalbeedka? natiijadu waxay noqotay khasaara diin iyo mid aduunyo.

Walaalaheyga muslimiinta ahoow, Trump warkiisu wuxuu ahaa mid cad oo banaanka yaalla, wuxuuna la soo baxay wejigiisa dhabta ah ee saliibiyada casriga oo ah mid aanan lagula mucaamili karin dib u garasho iyo wadahadalo, la isagana caabin karin wax aanan ka ahayn Jihaad iyo dacwo.

Xaqiiqadan wey fahamsanaayeen hogaamiyeyaashii Jihaadka, wuxuuna xusid mudan in Sheykh Usama –Allaha u naxariistee- uu cadeeyey in Mareykanka uu yahay sanamka casrigan iyo cadowga 1aad ee Muslimiinta, wuxuuna ku dhaartay in aysan ku riyoon doonin amni ilaa inta nabad dhab ah ay ka heleyso Filastiin iyo inta dhamaan ciidamada gaalada ay ka baxayaan Jaziirada Nabi Muxamed SCW.

Sidaas darteed waa kan dariiqa lagu xureyn karo Filastiin iyo dhamaan dhulalka kale ee Muslimiinta, loona hirgeliyo shareecada Islaamka, loona taago khilaafada, waa dariiqa ah in dadka loogu yeero ku dhaqanka shareecada iyo in lagu midoobo kalimada towxiidka, loona istaago Jihaadka wadada Allaah.

Dariiq walba oo kaa ka duwan waa mid dib u gurasho ku hor sameynaya mujrimiinta waaweyn iyadoo loo hanqal taagayo dano liita ama laga cabsanayo in la isku daro liiska argigixisada, waana dariiq lagu weynayo diin iyo duunyo intuba.

Sidaas darteed waxa aan maanta u baahanahay si aan u xureyno Filastiin iyo dhamaan dhulalka kale ee Muslimiinta, waa inaan ku kufrinaa nidaamkan caalamiga ee dhaaghuudka mujrimka ah, kuna midowno kalimadda towxiidka, islamarkaana aan u istaagno dagaalka dacwada iyo Jihaadka, anagoo ah umad mid ah oo ka dagaalamaya furimo kala duwan, ma ahan inaan noqon jamaacaad kala tagsan oo u dhaganugul waxa ay u yeerinayaan mujrimiinta waaweyn.

Wa Aakhiru Dacwaanaa Anil Xamdulillaahi Rabil Caalamiin.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qoyska Askari Kenya looga Dilay Soomaaliya Oo Ka Sheekeeyay Qaabkii Wiilkooda Loo Dilay [Warbixin].
Next: Dhageyso Sidee Kusoo Dhaweynaa Bisha Ramadaan Qeybta 5aad.

Related Stories

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

14 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.

March 2, 2026
Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada