Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Sheekh Qaasim Al-riimi Oo Arimo Muhiim Ah Laga Wareystay.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Sheekh Qaasim Al-riimi Oo Arimo Muhiim Ah Laga Wareystay.

May 1, 2017

Mu’assasada Warbaahinta ee Al-Malaaxim ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacidda ee Jaziiratul Carab Sheekh Abuu Hureya Al-Sancaani ‘Qaasim Al-Riimi’

Wareysigan oo qoraal ah ayaa waxaa uu ku baxayay Luqadaha Carabiga iyo Englishka, iyadoo sheekha wax laga weydiiyay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka Yemen iyo dagaalka ay Mujaahidiintu ay thagrigaas kaga jiraan.

Sheekhu waxa uu soo hadal qaaday howl-galkii Inzaalka ahaa ee fashilmay ee dabayaaqadii bishii Janaayo ee lasoo dhaafay ay Ciidamo Mareykan ah kusoo qaadeen degmada Yakla ee Gobolka Radaac, isagoona ka hadlay waxyaabaha ay tusinayaan falal dembiyeedyada is daba joogga ah ee Mareykanku ay ka geysanayaan dalka Yemen ee ay ku gumadayaan Muslimiinta Ahlu Sunnaha ah ee ku nool dalkaasi.

“Falalkaas iyo kuwa la midka ah ee ka dhacaya Afghanistan, Ciraaq, Suuriya iyo Soomaaliya, iyo taageerada joogtada ah ee isugu jirta midda dhaqaale, Melliteri, iyo garab istaagga joogtada ah ee Mareykanku uu siinayo Maamulka Yahuudda, waxay intaas oo dhan xaqiijinayaan inaan wajaheyno  Cadow Saliibi ah oo Mujrim ah oo leynaya haweenka iyo Carruurta, kuna xad gubaya Shucuubta Muslimka meel walba oo ay joogaan”. ayuu yiri Sheekh Qaasim Al-Riimi.

Wuxuu hadalkiisa kusii daray : “  Arrinta labaad ee fal dembiyeedkaas uu ku tusinayo waxa uu uu yahay heerka uu gaaray fashilka istaraatiijiyadda dagaalka Mareykanka ee ka dhanka ah Shucuubta Muslimka iyo hormuudkooda Jihaadaya. Kadib dhowr iyo tobon sano oo laga soo wareegtay duullaankii Saliibiga ahaa ee ay soo qaadeen, waxba ma aysan xaqiijin, waxay kaliya ay awoodeen inay laayaan haweenka iyo carruurta, wax walba oo ay isku dayeen, Makri walba  oo ay maleegeen waxa uu noqday hal bacaad lagu lisay sida uu Allah qur’aanka noogu sheegay”.

 

Sheekh Qaasim Al-Riimi ayaa Wareysigiisa waxa uu kusoo hadal qaaday qaabka ay Mujaahidiintu kaga hor tagi karaan howl-gallada Inzaalaatka ah ee ay fuliyaan Ciidamada Saliibiyiinta ee Mareykanka, wuxuuna sheegay in iyagoo ka duulaya waayo aragnimada kooban ee ku leeyihiin la tacaalumka Inzaalaatka iyo markii ay xiriiro la sameeyeen walaalahooda Mujaahidiinta ah ee ka dagaallamaya Waddamada Afghanistan iyo Soomaaliya inay gaareen natiijo ah in howl-gallada Inzaalka ah ee Mareykanku ay fuliyaan inuu ku dhisan yahay waxa loo yaqaano Mufaaja’ada iyo kedinta, islamarkaana haddii laga war helo inta uusan billaaban inuu fashilmayo, sida ka dhacday Mandiqadda loo yaqaano Al-Maraaqisha ee Gobolka Abyan markii Ciidamo Mareykan ah ay isku dayeen inay halkaas kusoo dagaan.

Sheekh Qaasim Al-Riimi ayaa sidoo kale soo jeediyay talooyin iyo towjiihaat ku socda Mujaahidiinta, kuwaas oo ku aadan qaabka loola tacaamuli karo howl-gallada Inzaalaatka ah ee xilliya habeenkii ay fuliyaan Ciidamada Mareykanka.

Sheekhu waxa uu sidoo kale kusoo hadal qaaday kaalinta ay dowladda daba dhilifka ee Imaaraatka Carabta ku leedahay dalka Yemen iyo dowrka ay ka qaadaneyso dagaalka ka dhanka ah Muslimiinta Ahlu Sunnaha iyadoo wakiil ka ah Mareykanka, wuxuuna tibaaxay in Ciidamada Imaaraatka inay ka qeyb qaateen howl-galladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Mareykanku ay ka fuliyeen dalka Yemen.

 

Sheekh Qaasim Al-Qaasim waxaa wax laga weydiiyay xiriirka ka dhaxeeya Mujaahidiinta Ansaaru Shariicah iyo Qabaa;ilka Yemen, kaalinta ay Mujaahidiintu ka leeyihiin halganka ka dhanka ah Xuuthiyiinta, isku daygii xabad joojinta ee sannadkii 2013-kii ay gaari lahaayeen Xukuumadda Yemen, xiriirka ka dhaxeeya Mareykanka iyo Xuuthiyiinta iyo qodobo kale dhowro ah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Shisheeyaha Dhimasho Iyo Dhaawac Kaga Noqotay Konfurta Somalia.
Next: Maxkamada Wilaayada Hiiraan Oo Xukun Dil Ah Fulisay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 28-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 28-07-1447 Hijri.

January 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 27-07-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 27-07-1447H.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada