Askari ka tirsan Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka ayaa Kufsi ka geystay Degmada Raaga Ceelle oo ka mid ah Goobaha Kufaarta iyo Murtadiinta ay kaga suganyihiin Wilaayada Shabeelada Dhexe.
Askarigan Murtadka ah ee ka tirsan Dowladda Federaalka ee uu Madaxweynaha ka yahay Murtad Muxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Ku kufsaday gudaha degmada Raaga Ceelle Gabar Sagaal jir ah.
Askarigan ayaa Gabadha Jidka u istaagay xilli ay kasoo Laabatay Dugsi Quraan oo ay dhiganeysay oo ku yaala gudaha degmada, Waxa uuna askariga Gabadhan yar u geystay Jir Dil xoogan ugu dambeyntiina waa uu kufsaday.
Xaaladda Gabadhan yar ee Sagaal jirka ah ayaa laga deyrinayaa waxaana soo gaaray dhaawacyo culus, Iyadoona arintaan ay si aad ah uga argagaxeen Bulshada ku dhaqan degmada Raaga Ceelle.
Maleeshiyaatka Murtadiinta iyo Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa Shaqo ka dhigtay Kufsiga Gabdhaha iyo Hooyooyinka, Waxeyna dhacdadaan muujineysaa sida shisheeyaha iyo maleeshiyaatka Kabo qaadka u ah usii kordhiyeen Dhibaateynta Dadka Shacabka.
Calamada.com