Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Ka Tirsan DF Oo Kenya Ku Eedeeyay Iney J/Hoose Iyo Gedo Ku Qarxisay Gaadiid Shacab. (Dhageyso)
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan DF Oo Kenya Ku Eedeeyay Iney J/Hoose Iyo Gedo Ku Qarxisay Gaadiid Shacab. (Dhageyso)

July 10, 2019

Dowladda Kenya ayaa billowday mashruuc ka dhan ah dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada Gedo iyo Jubada Hoose, kaasoo ah iney miinooyin u dhigto wadooyinka si ay khasaare uga soo gaarto.

Xog lagu kalsoon yahay oo ay Idaacadda Al-furqaan ka heshay dad indheer garad ah iyo sarkaal DF ka tirsan ayaa sheegeysa in todobaadkan oo kaliya ay sadax goor miinooyin la keceen dad iyo xoolahooda iyo kuwa kale oo gaadiid ku safrayay.

Kenyaanka ayaa miinooyin ku daadiyay wadooyinka ay isticmaalaan iyo kuwa kale oo ay ku yimaadaan diyaaro nooca qumaatiga u kaca ah kadibna qarax ku duugaan.

Miinooyinkan ayaa ah kuwa ka duwan noocyada macmalka ah ee la farsameeyo, waana kuwa casriyeysan, waxaana ay ku qarxaan culeyska, xataa haddii uu neef ari ah ku istaago waa ay qarxayaan.

Maanta waxay gaari rakaab ah kula qaraxday duleedka Dhoobley oo ka tirsan Jubbada Hoose waxaana ku dhintay ugu yaraan sadax qof, dorraad waxay baadiyaha Ceelwaaq gaar ahaan meel waddo ah kula qaraxday Geel iyadoo labo kamid ah dadkii waday ay ku dhaawacmeen.

Intaa waxaa dheer oo caawa nasoo gaaraya in qeybo kamid ah Gedo ay miino kale kula kacday gaari rakaab ah taasoo aanan wali faahfaahin dheeraad ah ka helin.

Isaaq Xuseyn Mursal oo kamid ah Saraakiisha DF ayaa waxa uu sheegay in Kenya ay waayahanba wadday mashruucan ah iney wadooyinka miineyso, wuxuuna sheegay iney hayaan caddeyn ku aadan arrintan, dowladduna la xisaabtami doonto.

Dhacdadii Dhoobley iyo tii baadiyaha Ceelwaaqba wuxuu ku eedeeyay dowladda Kenya. Kenya ayaa horey gobolka Gedo ugu gumaaday dad iyo xoolo intaba, waxaana ay haatan usoo caga dhigatay bulshada gaar ahaan dadka socotada ah iyo xoolahooda.

Dadka qaar ayaa sheegaya in Kenya ay arrintan uga jawaabayso culeyska xooggan ee ku haysta degaanada ay qabsatay, dhanka kalana ay ku xumeeneyso dowladda federaalka ah oo uu khilaaf adagi kala dhaxeeyo, halka dad kale ay qabaan iney dooneyso iney Al-Shabaab sumcadda uga disho.

Horey waxay dowladda Kenya si bareer ah u burburisay xarumo badan oo ay shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud ah ku lahayd Gedo iyo Jubada Hoose, mana jirin wax war ah oo ay arrimahaasi ka yiraahdeen hey’adaha sheegta xuquuqda aadanaha, halka marka ay dalka Kenya wax ka dhacaan ay cambaareeyaan.

Halkan Ka Degso Wareysiga Sarkaal Isaaq Xuseyn Mursal     

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Donald Trump Oo Fadeexadeeyay Dowladda Qadar.
Next: Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Kufsaday Gabar Sagaal Jir Ah.

Related Stories

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-11-1447 Hijri.

April 23, 2026
Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
  • Allposts
  • Warar

Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada