Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Bethuel Kiplagat Oo magaalada Nairobi Ku Qurbaxay.
  • Allposts
  • Warar

Bethuel Kiplagat Oo magaalada Nairobi Ku Qurbaxay.

July 14, 2017

Bethuel Kiplagat oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caansan dalka Kenya, Xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii ugu muhiimsanaa ee soo maray dalkaas ayaa maanta oo Jimca ah ku baqtiyey isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, ka dib xanuun dheer oo uu la tiicayey dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

Bethuel Kiplagat Wuxuu la soo shaqeeyey dowladii uu hogaaminayey Daniel Arap Moi ee talada dalka Kenya heystay mudadii u dhexeysay 1978 ilaa 1991, Wuxuuna ka soo qabtay xilal kala duwan.

Wuxuu soo noqday Safiirka Kenya ee Faransiiska, Wakiilkii Kenya u joogay Ingiriiska iyo Xog-hayaha joogtada ah ee wazaarada arimaha dibadda Kenya.

Bethuel Kiplagat Wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiin ku lug lahaa Xasuuqii Wagalla ee 1984-tii ka dhacay Magaalada Wajeer kaas oo lagu dilay in ka badan 3000 oo Muslimiin ah, laguna jirdilay kumanaan kale, sidoo kalena lagu kufsaday boqolaal dumar ah.

Wuxuu ahaa mid ka mid ah xasuuqyadii ugu xumaa ee ay la kulmaan Muslimiinta ku dhaqan gobolka NFD ee ay ku kaceen ciidamada Amaanka Kenya.

Dowlada Kenya waxay sheegtaa in waxa meesha ka dhacay uusan ahayn Xasuuq balse uu ahaa howlgal ciidamadu ay fuliyeen oo lagu baacsanayey wax ay ugu yeertay ‘dambiileyaal hubeysan’

kulankii qarsoodiga ahaa

Bethuel Kiplagat Wuxuu ahaa xog-hayaha joogtada ah ee Wazaarada arimaha dibadda Kenya xilligii uu dhacayey Xasuuqaas, waxayna dad badan sheegaan in uu ka mid ahaa shaqsiyaatkii dhowrka ahaa ee dajiyey qorshihii lagu diyaarinayey gumaadkaasi.

Sanadkii 2010-ka, Hay’ado dhowr ah oo ka mid ah kuwa u dooda xuquuqul Insaanka ayaa baaritaano ay sameeyeen ku sheegay in Bethuel Kiplagat in uu ku lug lahaa Xasuuqii Wagalla ee sanadkii 1984-tii, uuna fadhiyey kulankii qarsoodiga ahaa ee lagu go’aamiyey xasuuqaas.

Ka dib eedeymo iyo guux-warbaahineed oo uu la kulmay xilligaas ayaa keentay in uu iska casilo gudoomiyaha gudiga Xaqiiqda, Cadaaladda iyo dib u heshiisiinta ee loo magacaabay sanadkii 2009-kii.

Balse Dowladii xilligaas jirtay ee uu hogaaminayey Kibaki ayaa duugtay dhamaan baaritaanadii iyo dabagalkii lagu hayey dowrka uu ninkan ku lahaa Xasuuqii Wagalla, Waxaana dib loogu soo celiyey xilkii uu hayey ka dib markii laga yureeyey dhamaan hay’adihii iyo shaqsiyaatkii ku dabajiray kiiskiisa.

Afar Hogaamiye Oo Halaagsamay.

Bethuel Kiplagat oo 81 jir ahaa ayaa noqonaya Hogaamiyihii afaraad oo muddo laba todobaad gudahood ah ka baqtiya saliibiyiinta Kenya.

Senator-ka laga soo doorto gobolka Laikipia ee la lagu magacaabo G.G Kariuki ayaa 30-kii June ku baqtiyey magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

G.G Kariuk, Wuxuu isagana ahaa gaalkii ka dambeeyey Xasuuqii Garissa ee 1980-kii, kaas oo lagu dilay kumanaan Muslimiin ah, laguna burburiyey guryo fara badan.

Joseph Nkaisser oo isna ahaa waziirkii hore ee amniga gudaha Kenya ayaa isna 8-dii bishii July si lama filaan ah ugu baqtiyey Isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi.

Talaadadii la soo dhaafayna, waxaa sidoo kale baqtiyey Nicholas Biwott oo ka mid ahaa golaha waziirada ee xukuumada Kenya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Muxaadaro Ka Hadleysa Taczida Sharciga Ah Iyo Sheekh Shariif Cabdi Nuur Raximahullaah.
Next: Weerar Askar Kenyati Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Lamu.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-09-1447 Hijri.

March 2, 2026
Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Afar Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Buulo-fulaay.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada