Rag hubeysan ayaa qeybo ka mid ah gudaha Magaaladan Muqdisho ku dilay Sarkaal ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Dilkan qorsheysan waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka Isgosyka Sanca, Waxeyna Ciidamada Mujaahidiinta ku dileen Cabdi Deeq oo ahaa Sarkaal Labo Xidigle ah.
Sarkaalkan la dilay ayaa sidoo kale Ka mid ahaa Saraakiisha Madaxtooyada Villa Somalia, Waxa uu dilkiisa kusoo aadayaa xilli Saacadihii lasoo dhaafay gudaha iyo duleedka Magaalada Muqdisho Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen Dil iyo Qarax ay la beegsadeen Saraakiil iyo Maleeshiyaat ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.