Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 65 Ka Tirsan Saraakiisha Booliska Kenya Oo Sanadkii Hore Lagu Dilay Dhulka NFD.
  • Allposts
  • Warar

65 Ka Tirsan Saraakiisha Booliska Kenya Oo Sanadkii Hore Lagu Dilay Dhulka NFD.

September 15, 2019

Markii ugu horraysay hay’ad maxalli Kenyaan ah ayaa warbixin kasoo saartay khasaaraha dhimasho iyo booliska wadankaas kasoo gaaray weerarada Al Shabaab.

Warbixintaan oo ay soo bandhigay hay’adda Booliska Kenya markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano NPS ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 65 Sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Kenya lagu dilay weeraro ay fuliyeen Xoogaga Al Shabaab kuwaasi oo ka dhacay deegaano ka tirsan dhulka Soomaalida N.F.D ee Kenya ay gumaysato .

Weeraradasi oo dhacay sanadkii 2018-kii ayaa badankood waxay ka dhacaeen goballada Wajeer, Gaarisa, iyo Mandheera, oo kawadatirsan dhulka N.F.D.

Warbixinta ayaa lagusoo bandhigay in weeraro is xigxigay oo kaliya lagu dilay ugu yaraan 23 Sarkaal halka weerar maalin qura ay fuliyeen Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab lagu dilay 12 Sarkaal kuwaasi oo ka tirsanaa booliska Kenya .

Booliska Kenya wuxuu sheegay in sidoo kale in weerarada lagu dilay saraakiisha Kenyaatiga isugu jireen Kamiinno, qaraxyo, iyo sidoo kale dagaallo toos ah kuwaasi oo lagu beegsaday xarumo ay ciidamadu uga sugnaayeen degmooyin iyo deegaanno katirsan dhulka NFD.

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 536 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka booliska Kenya lagu dhaawacay weeraradii dhacay sanadkii 2018-kii ee la soo dhaafay .

Hay’ada warixintaani soo saartay ee Booliska dowlada Kenya ayaa sheegay in xogaha ugu badan ee warbixinta ay ku dhisteen ay ka soo xigteen Hoggaanka Booliska Kenya sida warbixinta lagu sheegay.

Warkan kasoo baxay booliska Kenya ayaa imaanaya xilli ay sii kodheen weerarada hubeysan ee Al Shabaab ay ku beegsanayso ciidamada iyo shaqaalaha dowladda Kenya ee dhulka NFD iyo gobolka xeebta dhaca ee lagu magacaabo Lamu.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayay aheyd markii weerar dhabbagal ah alshabaab ay ka fuliyeen deegaanka Ceel Raam ay ku dileen ugu yaraan 9 askari oo katirsan ciidamada Melleteriga Kenya.

illaa iyo hadda hay’adaha iyo Ururada maxalliga dowladda Kenya kuma dhiirran in ay warbixin kasoo saaraan tirada ciidamada melleteriga KDF ee lagu dilay dagaalka ka holcaya gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose.

Weerar sanaddii 2016 ka dhacay degmada Ceelcadde ee gobolka Gedo ayaa Melleteriga Kenya lagu gaarsiiyay khasaarihii ugu xooganaa ee abid gaara tan iyo markii la aas aasay waxa loogu yeero dowladda Kenya sanaddii 1963.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Iyo Dil Ka Kala Dhacay Gudaha Iyo Duleedka Magaalada Muqdisho.
Next: Cabdi Deeq Oo Lagu Dilay Gudaha Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada