Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay filim xiiso badan oo soo bandhigaya weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada mujaahidiintu ku ekeeyeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Wargaadhi ee wilaayada Sh/dhexe.
Muuqaalka oo la daawan karo 10 daqiiqo ayaa ku billaabanaya gumaadka Yahuuddu ku hayso walaalaheenna reer Gaza, wuxuuna filimku isku xirayaa xasuuqa walaalaheen lagu hayo iyo weerarkii deegaanka Wargaadhi oo ka mid ahaa weerarada mujaahidiintu ku beegsadeen wakiilada Yahuudda ee bariga Africa.