Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Trump Oo Si Dhamaystiran U Kala Diray Shaqaalaha Warbaahinno Waaweyn.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Trump Oo Si Dhamaystiran U Kala Diray Shaqaalaha Warbaahinno Waaweyn.

June 21, 2025

Madaxweynaha dowladda Maraykanka gaal Donald Trump ayaa qaaday tallaabooyin hor leh oo uu ku kala diraayo dhammaan shaqaalihii idaacadda VOA iyo qaybo badan oo ka mid ahaa hey’adda warbaahinta caalamiga ah ee Maraykanka ee magaceeda loosoo gaabiyo USAGM.

Habeennimadii xalay ayaa ruqsadaha shaqo-fariisinta loo kala diray 639 shaqaale ah oo ka tirsanaa Hey’adda Waraahinta Caalamiga ee Maraykanka iyo idaacadda Voice of America sida lagu shaaciyey bayaan ay soo saartay Kari Lake oo ah la-taliye sare oo Donald Trump u qaabilsan Waraahinta Caalamiga ah.

Sida lagu xusay bayaanka (USAGM) waxay dhamaystirtay hoos-u-dhigid ballaaran oo lagu sameeyey shaqaalaha warbaahinta, iyadoo meesha ka saartay 1,400 oo shaqo oo ay ku jiraan kuwii shaqo-joojinta lagu sameeyey bartamaha bishii lasoo dhaafay ee Maarso, taas oo noqonaysa ayay tiri hoos u dhac ah 85%.

La-taliha Donlad Trump waxay ka dhawaajisay in tallaabadani ay buuxinayso amarka Madaxweynaha ee ah ayay tiri in la tirtiro dhammaan shaqooyinka aan sharciga waafaqsanayn iyo in la dhimo Hey’adda warbaahinta caalamiga ah ee Maraykanka ilaa heerka ugu hooseeya ee sharcigu oggol yahay.

Qaybta la hadasha dalalka Peershiyaanka oo loo fasaxay dagaalka iyo xasuuqa ay Yahuuddu ka waddo Filastiin iyo sidoo kale dagaalka Iiraan iyo Yuhuudda ayaa hadda ah midda kaliya ee ka hartay laamihii kala duwanaa ee idaacadda VOA, sida lagu xaqiijiyey bayaanka.

Tallaabadan ayay la-taliyaha madaxweynuhu ku tilmaantay mid ay aad ugu faraxsan tahay maadaama ay maanta soo af-jarantay ayay tiri Tobanaan sano oo cashuur-bixiyeyaasha Mareykanka lagu khasbay inay maalgeliyaan hay’ad jahawareer ka buuxo oo khasaare mooyee aan faa’iido lahayn.

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA oo safka hore kaga jirta laamaha albaabada la iskugu dhuftay ayaa si gaar ah ugu jihaysnaan jirtay suurad-xumaynta Jihaadka ka socda bariga Afrika, balse Allaah fadligiis waa ay ku guul-darraysatay beentii iyo burunbagaandadii ay muddada badan tabinaysay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Filimka Weerarkii Lagu Laayay Maleeshiyaadka Gurguurte Ee Wargaadhi.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-12-1446 Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada