Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagu Qaaday Fariisimaha Maleeshiyada Gurguurte Ee Ceeldheer.
September 25, 2025
Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa gelinkii dambge ee maanta baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerarkii lagu qaaday saldhigyadii maleeshiyaadka murtadiinta ee degmada Ceeldheer ee bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud.