Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa hadda faafisay qaybta 2-aad sawirro hordhac ah oo lagu soo bandhigayo duullaankii ay ciidamada mujaahidiintu 12 sano kadib maanta dib ugula wareegeen degmada Maxaas ee dhacda bariga wilaayada islaamiga Hiiraan.
Waxaad qaybtan ku daawan kartaa maydadka maleeshiyada murtadiinta ee lagu dilay dagaalka oo qaarkood si fool-xun u dhintay iyo sidoo kale burburka gaari ciidan oo ay wateen maleeshiyada murtadiinta ee weerarka lagu laayay.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada Oo PDF Ah.