Waxaa la faafiyay sawirrada lagu soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee lagu laayay maleeshiyada Riddada ee ka dhacay afaafka hore ee deegaanka Ceel-qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee dhaca bariga wilaayada Hiiraan, halkaas oo sidoo kale ciidamada mujaahidiintu kusoo furteen baabuur, hub iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
Sawirrada waxay ka koobanyihiin maydadka maleeshiyaadka murtadiinta ah ee lagu laayay weerarka iyo sidoo kale qanaa’imta kala duwan ee ay ciidamada mujaahidiintu kusoo furteen weerarka ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-qooxle ee bariga wilaayada Hiiraan.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada Oo PDF Ah.
Ama hoos ka daawo qaybo ka mid ah.