Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa goordhow faafisay sawirro kooban oo soo bandhigaya sida ciidamada mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka muhiimka ah ee Tardo ee hoostaga degmada Moqokori ee dhacda bariga wilaayada islaamiga Hiiraan.
Ciidamada mujaahidiintu waxay dib raayada Towxiidka uga qottomiyeen magaalada Tardo ee istaraatiijiga, waxaana meesha laga saaray calankii daaquudka ee halkaas ka surnaa.
Hoos ka daawo sawirrada Al-kataa’ib Ee Tardo.