Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Guddoomiyihii Tardo Oo Qiray Inay Cabsi Awgeed Uga Carareen Deegaanka.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Tardo Oo Qiray Inay Cabsi Awgeed Uga Carareen Deegaanka.

July 13, 2025

Guddoomiyihii murtadiinta ugu magacownaa deegaanka Tardo ee muhiimka ah ee dhaca bariga wilaayada Hiiraan, murtad Cismaan Xuseen Guurre, ayaa sheegay in magaalada ay isaga baxeen, halkaas na ay gacanta u gashay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Wuxuu murtadkan xaqiijiyay in magaaladan Istaraatiijiga ah ay ka carareen kadib markii ay soo wajahday cabsi ay ka qabaan ciidamada mujaahidiinta ee howlgallada barakaysan ee futuxaadka ka wada deegaannada dhaca bariga wilaayadaasi.

Isagoo sii hadlayay ayuu walaac ka muujiyay horumarrada mujaahidiintu ka sameynayaan bariga Hiiraan, dhulka ballaaran ee mujaahidiintu xoreeyeen ee ay dib uga qottomiyeen raayada Towxiidka ayuu sidoo kale walaac aad u daran ka muujiyay, isagoo dhanka kale ku cataabay in la dayacay oo dagaalka lagu fiirsaday.

Murtadkan ayaa xoreyntii mujaahidiinta ee degmada Moqokori kadib isaga oo warbaahinta Muqdisho la hadlayay sheegay in maleeshiyadiisa dagaalka lagu jabiyay, sidaas darteed na uu go’aankiisu yahay inay Itoobiya iska dhiibaan, oo ay noqdaan maamul si rasmi ah u hoostaga xabashida, sidaas si la mida murtad Goodax Barre oo wasiir iyo xildhibaan kasoo noqday kooxda Riddada, ayaa isagana horay u sheegay in dagaalka murtadiintu kaga jiraan Hiiraan uu yahay mid lagu difaacayo dowladda xabashida Itoobiya.

Waxaa hadda xaalad qoobgariir ah ku sugan maleeshiyada murtadiinta ee ku sugan degmada Maxaas, halkaas oo ay galeen firxadkii maleeshiyada Ridada ee ka badbaaday weerarkii cagmarinta ee lagu xoreeyay degmada Moqokori.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-01-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-04-1448-Hijri.

September 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-04-1448-Hijri

September 22, 2026
154 Qof Oo Labadii Maalmood Ee U Dambeeyey Oo Kaliya Ku Dhintay Dagaallada Yemen.
  • Allposts
  • Warar

154 Qof Oo Labadii Maalmood Ee U Dambeeyey Oo Kaliya Ku Dhintay Dagaallada Yemen.

September 22, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada