Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey dagaal culus ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaala deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dhowr jiha ka weeraray saldhiga Murtadiinta iyo Kufaarta ee deegaanka, Waxaa halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in dagaalkan khasaara culus lagu gaarsiiyay Cadowga duulaanka ku jooga deegaanka Halgan.
Dagaaalka markii uu soo gaba gaboobay ayeey Kufaarta iyo Murtadiinta bilaabeen iney madaafiic ku garaacaan howdka deegaanka waxeyna taasi muujineysaa in khasaara culus lagu gaarsiiyay dagaalkaas.
Dagaalkan ka dhacay deegaanka Bariire ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo iyo kamiin ka kala dhacay gudaha iyo duleedka Muqdisho khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka kooxda Ridada.
Calamada.com