Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Hal Sano kadib Weerarkii DusitD2 Ee Nairobi Kenya Oo Legdan U Joog Noqotay[Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Hal Sano kadib Weerarkii DusitD2 Ee Nairobi Kenya Oo Legdan U Joog Noqotay[Warbixin].

January 15, 2020

Hal sano oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii uu dhacay weerarkii Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi halkaas oo lagu laayay dad farabadan oo isugu jiray Kenyaan iyo Reergalbeed.

15,1,2019 ayay dagaalyahanno aad u hubeysan oo katirsan Al Shabaab waxay weerar qorshaysan ku qaadeen dhismayaasha isku rararnka ah ee lagu magacaabo 14 Riverside complex.

Dowladda Kenya waxay sheegtaa in weerarkaas lagu dilay 21 qof oo isugu jiray ajaanib iyo muwaadiniin Kenyaan ah halka Al Shabaab ay sheegtay in dagaalyahanadeedu ay weerarka ku dileen 50 qof.

Hadda oo weerarkaas laga joogo hal sano oo kaamil ah dowladda Kenya wax xog ah kama hayso halka weerarka lagasoo abaabulay iyo xeeladihii ay adeegsadeen raggii weerarka fulinyay walina Kenya waxay lakulmaysaa weeraro joogta ah.

Ganacsato iyo shaqaale Kenyaan ah oo ku hanti beelay weerarkii DusitD2 ayaa sanad kadib waxay dowladda ku eedaynayaan in aysan siinin wax megdhow ah walina ay dhibanayaal layihiin weerarada Al Shabaab.

Muwaadiniinta Kenya waxay ugu baaqeen madaxdooda in ay yareeyaan dhibaatada shacabka Kenya kasoo gaaraysa weerarada Al Shabaab islamarkaana ay lasoo baxdo ciidamada Kenyaatiga ah ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya.

Tobanaan qoys Kenyaan ah oo ehelladoodi ku waayay weerarkii 14 Riverside ayaa ubaxyo duldhigay qabriyada dadkoodi halaagsamay ay ku aasanyihiin iyagoo barooranaya ayay eedayn ujeediyeen maamulka Uhuru Kenyatta.

Bishii Janaayo ee sanaddii 2019 wuxuu shacabka Kenya ugu bilaawday weerar dhiig badan ku daatay halka sanadka 2020 uu ugu bilaawday weerar kale oo 9 askari Kenyaan ah lagu dilay dhammaana waxaa weeraradan mas’uuliyadooda sheegatay Xarakada Jihaadiga Al Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa weeraro is xigxigay kala kulantay Al Shabaab sanadadii 2016,2017,2018,2019 iyo 2020, marka lagasoo tago weerarada waaweyn ee gudaha Kenya ka dhacaya waxaa barbar socda weeraro lagu dhiig bixinayo melleteriga Kenya ee duullaanka ku jooga gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Deegaanka Bariire.
Next: Mujaahidiinta Al Shabaab oo Weerar gaari lagu qabsaday ka Fuliyay gobolka Bari.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada