Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 26 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo ka hadlaya dagaalkii ciidamada Kenya lagu xasuuqay ee ka dhacay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo, waxana tiriyay Abwaan Cabdillaahi dheere. kusoo dhawaada Gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 26,aad)