Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahinno Kasoo Baxaya Dagaalka Dadka Deegaanka Iyo Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmaray Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Dagaalka Dadka Deegaanka Iyo Maleeshiyada Gurguurte Ku Dhexmaray Muqdisho.

August 14, 2025

Waxaa faahfaahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan dagaallo culus oo saacado badan qaatay oo waaberigii saaka ka bilawday xaafado ka tirsan caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Dagaalkan oo u dhexeeya dadka rayidka ah ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan shacabka ku dhaqan degmada Hodan iyo maleeshiyaadka riddada ayaa salka ku haya dhul-boobka uu Murtad Guurte iyo kooxdiisu ka wadaan magaalada Xamar.

Dadka shacabka ah ayaa lagu soo warramayaa inay dagaal adag kala hor-tageen maleeshiyaadka Gurguurte oo doonayay in aroornimadii hore ee saaka ay burburin iyo barakicin ka bilaabaan xaafadaha u dhexeeya saraha African Village iyo barxadda Horseed ee dhabarka dambe ee Tarabuunka ee degmada Hodan.

Dhul-boobka ay kooxda Villa Somaliya ka waddo magaalada oo xarkaha goostay ayaa saaka dadweynaha xaafaddaasi ay si adag uga hor-tageen. Waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo sida la sheegay maleeshiyaadka riddadu ay u isticmaalayeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Sida ay xogtu tibaaxayso maleeshiyaadka murtad Gurguurte oo ayaa tiraba dhowr jeer lagu jebiyey dagaalkan, iyagoo gurmadyo ka helaya maleeshiyaadka kala duwan ee riddada, waxaanay goob-joogayaal la hadlay warbaahintu xaqiijiyeen in ay jiraan khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

Dadweynaha ayaa jaray badi waddooyinka soo gala Tarabuunka, waxaana socda bannaanbaxyo xooggan iyadoo waddooyinkana lagu gubay taayirro, isla markaana hal-ku-dhegyada ay dadweynuhu ku dhawaaqayaan ay ka mid tahay Tuugga iyo erayo la mid ah oo ay ula jeedaan Murtad Gurguurte.

Gebi ahaanba waxaa hakad ku yimid isku socodka dadka iyo gaadiidka ee Isgooyska Tarbuunka ee magaalada Muqdisho. Waxaana muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada laga dheehan karaa sida arxan-darrada ah ee maleeshiyaadka riddadu ay hubka culus ugu gummaadayaan dadka shacabka ah.

Waa kuwan qaar ka mida dadweynaha magaalada Muqdisho oo ka hadlaya cadaawadda gaamurtay ee maamulka riddada ee Xasan Gurguurte uu kula kacay shacabka Muqdisho.

Murtad C/Raxmaan C/Shakuur oo ka mida siyaasiyiinta mucaaradka ayaa cambaareeyey tallaabadan isagoo ayaan-darro ku tilmaamay dilka, dhaca iyo dhul-boobka kooxda Riddadu ay saaka kula jarmaadday shacabka masaakiinta ah.

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa weli kacsan, iyadoo maleeshiyaadka Gurguurte iyo dadka shacabka ah weli isku hor-fadhiyaan goobihii lagu dagaallamay. Waxaanay ilo-wareedyo aanu helnay ay sheegayaan in 2 sarkaal ay ka mid yihiin askarta riddada ee dagaalkaasi lagu dhaawacay.

Kacdoonkan dadweynaha ee saaka ka qarxay caasimadda Soomaaliya ayaa kusoo aadayaa xilli uu xarkaha goostay meeshii ugu xumaydna uu maraayo boobka iyo barakicinta uu Murtad Guguurte iyo kooxdiisu ay ka wadaan magaalada Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-02-1447 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: MaxaaLaga Xasuustaa Tajribadii Xerada Qaxootiga Aala-Yaasir Ee Laga Hirgeliyey Wilaayada Sh/hoose.

June 11, 2026
Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Noqday Hoggaamiyaha Cusub Ee Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-12-1447-Hijri.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada