Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 37 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo uu tiriyay abwaan Maxamuud Jeest oo ka mid ah abwaanadii dhawaan usoo haajiray dhanka wilaayaadka Islaamiga ah, gabaygan oo dhawaan laga baahiyahay idaacadda Alandalus, oo ku baxay barnaamijka Andalus Podcast ayuu abwaanku wuxu uga hadlayaa duulaankii Yahuuddu ay kusoo qaaday magaalada Qaza iyo guud ahaan dhulka falasdiin.
kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 37,aad)