Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah Abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta oo ahaa abwaanno idinka qarsoonaa,
Gabayga afaraad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaanka caanka ah ee aad wada taqaanaan abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid oo dhawaan soo gaaray wilaayaadka Islaamiga ah, afkiisa iyo gacantiisana ku difaacaya raayada Islaamka. Gabaygan oo dhawaan uu tiriyay waa gabay muslimiinta ku dhiiri galinaya in ay gaalada iska dhiciyaan, gabayga magaciisana waxa la yiraahdaa Yaan la garan waayin. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 4aad)