Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Sh Abuu Muscab: Inka Badan 2500 Murtadiin Ah Oo La Dilay Muddo 8 Bilood Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Abuu Muscab: Inka Badan 2500 Murtadiin Ah Oo La Dilay Muddo 8 Bilood Ah.

May 23, 2023

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay shaacisay khasaarihii ka dhashay dagaaladii muddooyinkii lasoo dhaafay sida xiriirka ah u dhex marayay ciidamada mujaahidiinta iyo kuwa Riddada oo garab ka helaya shisheeyaha.

Wareysi gaar ah oo ay idaacadda Al-furqaan kula yeelatay xarunta Axmad Gurey oo uu ka dhacay Shirka 2-aad ee Bariga Afrika ayaa waxa uu Sheekh Abuu Mucsab Afhayeenka ciidamada mujaahidiinta ku sheegay iney muddo 8 bilood ah qaadeen in ku dhow kun weerar oo dhammaantood bartilmaameedyo lala beegsaday, haddey ahaan lahaayeen xarumo ama ciidan.

“Mujaahidiintu waxay ku guuleysteen iney qaadaan muddo 8 bilood gudahood ah- Muxarram illaa Shacbaan- 921 (sagaal boqol labaatan iyo kow) weerar, weeraradaas waxay isugu jiraan camaliyaad waaweyn oo Inqimaasi iyo Istish-haadi ah oo magaalada Muqdisho oo kale ka dhacay, waxaa ku jiray weeraro xeryo lagu burburiyay, waxaa ku jiray dilal qorsheysan oo iqtiyaalaad ah” ayuu yiri Sh/Abuu Muscab.

Intaa kadib wuxuu shaaca ka qaaday khasaaraha ka dhashay weeraradaas wuxuuna yiri: “Waxay ku guuleysteen mujaahidiintu iney ku dilaan weeraradaas 8 bilood gudahood 2506 (laba kun shan-boqol iyo lix) murtad ama gaal iney ku dilaan, waxay ku dhaawaceen 2842 (laba kun sideed boqol afartan iyo labo) kale oo murtaddiin iyo gaalo isugu jira”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu ka hadlay tirada saraakiisha ay ka dileen DF “Saraakiisha marka la qiimeeyo oo laga dilay murtaddiinta, la iskuna dardaro kuwa darajada xeran oo ciidanka ah iyo kuwa qabqablayaasha mooryaanta hor socda, illaa 300 (sadax boqol) ayay gaarayeen. 26 waxay ahaayeen saraakiisha labisan ee kooxda ridada, xidigle laga billaabo illaa korneyl baa u sarreeyay, waxayna ahaayeen ciidan u badan kuwa labisan ee Turkiga iyo Mareykanku tababareen, iyo xataa qaar kamid ah mooryaanti hore oo darajooyin la siiyay, 274 (laba boqol todobaatan iyo afarna) waxay ahaayeen qabqablayaashii abaabulayay iyo mas’uuliyiin dowladda ridada ka tirsanaa iyo mooryaanta macawiisleyda horjoogayaashoodii”

Markey halkaa joogto waxaan weydiinay dhankooda saraakiisha ay ku waayeen dagaalada mudadaasi 8 bilood ah, wuxuuna ku jawaabay sida soo socota:

“Sadax sargaal oo kaliya ayaa annaga nooga shahiiday oo laba taliye horin kamid yihiin, annaga wali calaamaadka ciidanka ma isticmaalno laakin masuuliyaadku sida waxay u dhisan yihiin ciidanka nidaamiga ah, sadax marka laba taliye horin oo u dhiganta laba kabtan marka la fiiriyo darajada calaamaatka iyo hal mas’uul oo gaadiidka ka tirsanaa Xasan Dheere ninka la yiraahdoo filimka kusoo baxay ah, sadaxdaas been ka sheegi meyno Ilaahey hortiina been ka sheegi meyno, aadamaha hortiisana been ka sheegi meyno, sadaxdaas bes ayaa annaga nooga shahiiday”

Warbaahinta Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa muddo 3 goor ah soo bandhigtay warbixinno ay kusoo bandhigeen boqollaal saraakiil ah oo DF looga dilay dagaalada. Madaxweynaha DF ayaa marki dambe muujiyay in aysan ciidankiisu lasii dagaalami karin Al-Shabaab, wuxuuna taageero ka dalbaday Itoobiya oo ay cadaawad guun ah kala dhaxayso muslimiinta ku dhaqan mandiqadda gaar ahaan Soomaalida.

Halkan Ka Degso Qeybta-1aad Wareysiga Sh Abuu Muscab.

Xigasho Al-furqaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1444-Hijri

Related Stories

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri

March 10, 2026
Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada