Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool waxey saaka aroortii weerar culus kula jarmaadeen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee deegaanka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta xerada, waxeyna weerarkan ku dileen Afar Murtad Saddex kalane weey ku dhaawaceen. Waxeyna Mujaahidiinta ganiimeysteen agabyo kala duwan.
Intii uu socday weerarka waxaa qaraxyo lala beegsaday maleeshiyaat Murtadiin ah oo gurmad ahaan uga soo baxay Baydhabo waxaa maleeshiyaatka Ridada qaraxa looga dilay hal Murtad Afar kalane waa laga dhaawacay.
Isu geynta baqtiga Murtadiinta ee Daynuunaay waa shan askari dhaawacana waa Todobo askari oo wada ah maleeshiyaatka Ridada Konfur Galbeed.
Calamada.com