Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gaadiid Sahay U Siday Saldhigga Maraykanka Ee Balli-doogle Oo La Gubay.
  • Allposts
  • Warar

Gaadiid Sahay U Siday Saldhigga Maraykanka Ee Balli-doogle Oo La Gubay.

September 30, 2024
Sawir Hore Gaadiid Murtadiinta Looga Gubay Duleedka Balli-doogle
Sawir Hore Gaadiid Sahay Siday Oo Lagu Gubay Duleedka Balli-doogle

Ciidamada mujaahidiintu waxay kamiin culus u dhigeen kolonyo maleeshiyaat murtadiin ah oo sahay u siday saldhigga ciidamada saliibiyiinta Maraykanka ee Bilidoogle ee Sh/hoose, halkaas oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay murtadiinta.

Kamiinka ayaa sigaar ah kaga dhacay deegaanka Buulalow ee u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wallanweyn, waxayna mujaahidiintu halkaas ku gubeen saddex gaari oo xamuul ah oo sahay u siday saldhiggaasi, waxay sidoo kale soo qaniimeysteen hal gaari oo xamuul ah oo ka mid ahaa gaadiidka sahayda waday, dhimasho iyo dhaawacna way jiraan.

Dhanka Sh/dhexe, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar madaafiic ah ku garaaceen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Ilbaq, faahfaahin lagama helin khasaaraha Riddada kasoo gaaray weerarkaasi.

Dhanka Baay, waxay ciidanka mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka nasaarada xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor, sidoo kale waxay mujaahdiiintu weerareen xerada murtadiinta ee xero koowaad ee isla degmadaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gurguurte Oo Qiray In Ciidamada Itoobiya Qabsadeen Garoomada Diyaaradaha Gedo.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -27-03-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-02-1447-Hijri.

August 18, 2025
Dhagayso: Suldaan Maxamed Mayow Abuukar Oo Ku Geeriyooday Kuunyo-barrow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso: Suldaan Maxamed Mayow Abuukar Oo Ku Geeriyooday Kuunyo-barrow.

August 18, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-02-1447-Hijri.

August 17, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada