Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Gurguurte Oo Qiray In Ciidamada Itoobiya Qabsadeen Garoomada Diyaaradaha Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Qiray In Ciidamada Itoobiya Qabsadeen Garoomada Diyaaradaha Gedo.

September 29, 2024

Madaxa kooxda Riddada Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay sheegay in ciidamada Xabashida Itoobiya ay lawareegeen garoomo diyaaradeed oo kuyaal Koonfurta Soomaaliya isagoo ismoogaysiinayay in isagu uu Xabashida usaxiixay heshiiskii ay ku qabsadeen dalka.

Xasan Gurguurte oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Telefeshinka Al Jazeera Mubaasher ayaa ugu horrayan shaaciyay in dowladda Itoobiya ay leedahay damac fog oo ku qotoma qaadashada badda Soomaaliya wuxuu meesha ka saaray sheegashooyinkii horay uga imaanayay Abiy Axmed ee ahaa in ay doonayaan dekado ganacsi.

Wuxuu carrabaabay in Itoobiya ay doonayso qaadashada badda iyo barriga Soomaaliya, balse sooma bandhigin wadiiqooyinka ugu haboon ee looha hortagi kari damacaasi gurrucan.

Su’aal laga weydiiyay waxa ka jira in ciidamada Itoobiya ay lawareegeen garoomo diyaaradeed oo ka dhaca Koonfurta Soomaaliya ayuu arrintaas qiray oo wuxuu sheegay in ciidanka Xabashidu ay qabsadeen dhammaan garoomada diyaaradaha gobolka Gedo iyo waddooyinka muhiimka ah iyagoo marmarsiimo uga dhigtay in ay ka hortagayaan ciidamada Masar.

Xasan Gurguurte ayaa sidoo kale Itoobiya ku eedeeyay in ay shixnado hub ah dalka soo gelisay islamarkaana ay hubaysay maleeshiyo beeleedyo ka shaqeeya danaheeda kuwaas oo ku sugan deegaannada dhaca xuduud beenaadyada.

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ka hadlay arrimaha maamulka Somaliland iyo xiriirka Xabashida Itoobiya, isagoo hadalkiisa sii wata kana hadlayay Ictiraafka ay Itoobiyo siinayso maamulka isku magacaabay Somaliland iyo is fahamkii MOU-ga ayuu yiri “Arrintaasina waxay albaabada u furaysaa qolqolotooyin hor leh. Waxaanay haatan Itoobiyaa Khalkhal iyo hadidaad ku haysaa xasiloonida gobolka, kamana shaqaynayso deggenaanshihiisa,Itoobiya ma doonayso dekad ganacsi ee waxay doonaysaa bad ay qabsato oo ay ka dhisato saldhig ciidan si ay gacanka Caden awood ugu yeelato”.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ahaa madaxweynihii Riddada ee sannaddii 2013-kii dowladda Itoobiya lasaxiixday heshiis amni oo ogolaanayay in kumanaan katirsan ciidamada Xabashida ay Soomaaliya soo geli karaan iyagoo aan katirsanayn dalladda AMISOM arrinkaas oo sabab unoqday in Itoobiyaanku qabsadaan inta badan magaalooyinka waaweyn ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Caddeymahan uu bixiyay murtad Gurguurte ayaa kusoo aadaya xilli ay fashilmeen dhamaan isku dayadii lagu doonayay in lagu xalliyo khilaafka udhaxeeya Addis Ababa iyo Villa Somalia ee ka dhashay ku dhawaaqiddii Itoobiya ee qaadashada badda Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-03-1446-Hijri.
Next: Gaadiid Sahay U Siday Saldhigga Maraykanka Ee Balli-doogle Oo La Gubay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada