
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay maanta howlgal culus oo qarax ah kula beegsadeen deegaanka Waraaboole ee hoostaga degmada Afgooye kolonyo maleeshiyo maleeshiyo myrtadiin Bangaraaf ah oo kusii jeeday saldhigga Ballidoogle ee Sh/hoose.
Howlgalka qaraxa ah ayaa Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana uu qaraxu si gaar ah u haleelay gaari cabdi bile ah oo ay wateen maleeshiyada Riddada Danab, waxaana la xaqiijiyay in uu gubtay, maleeshiyadii la socotay gaariga ayaa dhimaha iyo dhaawac ku noqday qaraxa.
Waxaa xusid mudan in diyaarad nooca Helicopter-ka ah ay goobta soo cagadhigatay, waxayna halkaasi ka daabushay meydadka iyo dhaawacyada maleeshiyaadka murtadiinta Bangarafta, si rasmi ah looma hayo numberka dhimasho iyo midka dhaawaca ah, wixii soo kordhana dib ayaan kasoo sheegi doonnaa Insha’Allaah.