Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025

Ugu yaraan 321 qof ayaa ku geeriyooday roobab mahiigaan ah oo khamiistii ilaa jimcihii lasoo dhaafay ka da’ayay waqooyiga dalka Pakistan sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan hey’adda musiibooyinka oo shalay sabtidii la hadlay warbaahinta.

307 qof oo ka mid ah dadka geeriyooday waxay musiibadani ku haleeshay gobolka buuraleyda ah ee Khaybar Pakhtunkhwa oo dhaca waqooyi-galbeed Pakistan, iyadoo inta kalena kasoo kala jeedaan gobolka GilgitBaltistan iyo deggaanno ka tirsan Kashmir.

Inta badan dadkani waxay ku dhinteen daaddad soo rogmaday, dhul-go’ iyo guryo dumay, iyadoo dadkaasi ku naf-waayay daaddadka ay ku jiraan 15 haween ah iyo 13 carruur ah. Waxaanay wararku ay intaasi ku darayaan in ugu yaraan 23 qof oo kalena ay dhaawacmeen.

Maamulka gobolkan ay masiibada ugu badani ka dhacday ayaa ku dhawaaqay in roobabkani ay saameyn ba’an ku yeesheen degmooyinka Buuralayda ah ee Buner, Bajaur, Swat, Shangla, Mansehra iyo Battagram.

Mid ka mid ah goobjoogayaasha, oo ka baxsaday daadka kusoo rogmaday Buner, ayaa tilmaamay in uu arkayay daadad wata dhagaxyo fara badan oo soo daadanaya.

Boqolaal ka mid ah shaqaalaha gurmadka ayaa weli dad nool ka baadi-goobaya degmada Buner, oo ka mid ah dhowr meelood oo ka tirsan gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo jimcihii si weyn ay uga da’een roobab mahiigaan ah.

Sarkaal ka tirsan booliska deeggaan lagu magacaabo Imtiyaaz Khan, oo si dirqi ah uga badbaaday daaddadkaasi, ayaa sheegay in daaddad sitay boqolaal dhagaxaan ah ay daqiiqado gudahood ku burburiyeen dhulkana ku simeen 60 ilaa 70 guri.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-02-1447 Hijri.

Related Stories

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]

August 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1448-Hijri

August 15, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo Dambiileyaal Ku Tilmaamay Maleeshiyo U Galay Dhanka ‘Galmudug’.

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada