Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Wilaayada Shabeelada Hoose kuwaasi oo lala beegsaday Ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka.
Qaraxa hore ayaa lala beegsaday Kolanyo ka tirsan Ciidamada Kufaarta Afrikaanta kaasi oo ka dhacay inta u dhaxeysa Deegaanada Danow iyo Shalaambood, waxaa qaraxan lagu burburiyay Gaari Gaashaaman sidoo kale tiro askar oo Kufaarta ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxaasi.
Qaraxa Labaad waxa uu ka dhacay Saldhiga degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose, Iyadoo qaraxan uu sababay khasaara kala duwan oo soo gaartay Maleeshiyaatka Dowladda Federaalka.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa waqti walbo ugaarsi xoogan ku haya askarta Kufaarta iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta ee Kabo Qaadka u ah Shisheeyaha soo duulay.