Howgalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta Ka fuliyeen Inta dhaxeysa Deegaanada Carbiska iyo Lafoole oo wada dhaca Wadada dheer ee isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Wilaayada Shabeelada Hoose.
Maleeshiyaatkii Murtadiinta ee Ku sugnaay Deegaanadaasi ayaa gabi ahaan halkaasi isaga cararay markii ay Ciidamada Mujaahidiinta soo galeen Deegaanadaasi,waxeyna Mujaahidiinta Mujaahidiinta Roondo iyo Howlgale kale oo Ballaaranba ka sameeyeen halkaasi.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sidoo kale Weerar culus kala hortagay Maleeshiyaat ka tirsan Murtadiinta oo kasoo baxay dhanka Deegaanka Xaawo Cabdi, iyadoona Maleeshiyaatka Murtadiinta dagaalkaasi lagu jabiyay waxeyna dib ugu laabteen halkii ay kasoo baxeen iyagoo khasaara kala duwan dusha ku sita.
Saraakiisha Mujaahidiinta ayaa Kalimaad Muhiim ah u jeediyay Dadka shacabka ee ku dhaqan Deegaanadaasi,Waxeyna Mujaahidiinta Halkaasi ku sugnaayeen Saacada Xiriir ah.