Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarkii Hoteel SYL.
  • Allposts
  • Warar

Taliska Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarkii Hoteel SYL.

December 11, 2019

Bayaankan oo ku qornaa luuqada English-ka uuna ku saxiixnaa Afhayeenka ciidanka Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa lagu faah faahiyay weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Shabaabul Mujaahidiin ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, iyagoona sheegay in weerarku beegsaday mid ka mid ah goobaha sida aadka ah loo ilaaliyo ee dowladdu degantahay.

“Maalintii talaadada oo taariikhdu ku beegneyd 13 Rabiicu-Thaani 1441H, oo waafaqsaneyd 10/12/2019-ka, dagaalyahano Mujaahidiin ah oo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa qaaday weerar beegsanayey xubno ka tirsan murtadiinta oo ku sugnaa Hotelka aadka loo ilaaliyo ee SYL ee ku yaalla magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri bayaanka.

War Saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in weerarka uu dhacay 12-kii maqribnimo iyo qadar 40 daqiiqo oo shaley ah kolkaas oo ciidamada ‘Mujaahidiintu’ ay xoog ku galeen dhismaha Hotelka ayna gmumaadeen cadowgii halkaas ku sugnaa sida ay Al Shabaab hadalka udhigtay..

“ka dib markii ay laayeen ilaaladii joogtay ilinka hore ee dhismaha, waxay Mujaahidiintu durbadiiba u sii gudbeen qeybaha uu ka koobnaa dabaqa si ay u baacsadaan saraakiishii dowlada ee dhuumaaleysanayey gudaha. Maleeshiyaatka murtadiinta ayaa sameeyey dadaallo naf la caarinimo ah si ay usoo afjaraan weerarka balse dadaaladaas ayaa ku soo idlaaday rajo beel, waxayna qaadeen ugu yaraan 6 weerar oo ay ku doonayeen inay ku qabsadaan dhismaha balse waxay la kulmeen khasaare xoogan” ayaa lagu yiri bayaanka.

Bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri: “howlgalka toogashada oo socday muddo 8 saacadood oo xiriir ah ayaa kusoo idlaaday dhimashada ugu yaraan 25 kamid ah murtadiinta oo isugu jira saraakiil sarsare, xubno ka tirsan military-ga iyo Police-ka, ilaalada madaxtooyada, shaqaalaha dowlada iyo jawaasiista dharcadka ah ee ridada. Kala bar khasaarahan wuxuu soo gaaray maleeshiyaatka uu soo tababaray Turkiga kuwaas oo laga dilay ugu yaraan 13 askari xilli ay isku dayayeen inay soo afjaraan weerarka. Ugu yaraan 39 kale oo ka mid ah cadowga ayaa ku dhaawacmay weerarka kuwaas oo ay ku jiraan wasiirro hore, xildhibaano iyo saraakiil amni”

Xarakada Al-Shabaab ayaa ugu dambeyntii wacad ku martay in ay sii wadi doonto dagaalka ka dhanka ah Dowladda Federaalka iyo xulifadeeda shisheeyaha ah illaa inta laga xuraynayo dalkan Muslimka ah, shareecaduna noqonayso midda ka talisa guud ahaan wadanka.

“Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ballan qaadeysaa inay sii wado doonto howlgalada ay ku beegsaneyso xukuumada ridada iyo xulifadooda saliibiyiinta ilaa inta laga xureynayo dalka Muslimka ah ee Soomaaliya ee ku hoosjira gumeysiga saliibiyiinta, Shareecada Allaahna si dhameystiran loo hirgelinayo” ayaa bayaanka lagusoo gunaanaday.

Bayaankan kasoo baxay XSHM ayaa imaanaya iyadoo saacado ka hor uu soo gaba gaboobay weerar xoogGan oo Jihadiyiintu ay ku qaadeen Hotelka SYL oo ah Hotel caan ah oo ay daganyihiin madaxda iyo saraakiisha dowlada Federaalka Soomaaliya islamarkaana kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Oo Engalish Ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso: Magacyada Xubnihii Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Weerarkii SYL.
Next: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Cagta Mariyay Xerada Hiilweyne.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-07-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-07-1447-Hijri

January 18, 2026
Dhagayso Sh Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Saldhigyada Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Saldhigyada Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada