Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso: Magacyada Xubnihii Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Weerarkii SYL.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso: Magacyada Xubnihii Dhimashada Iyo Dhaawaca Ku Noqday Weerarkii SYL.

December 11, 2019

Waxaa la helay faafaahin dheeri ah oo ku aadan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey weerarkii cuslaa ee dagaalyahanno Naftood huriyaal ah oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen hotel SYL oo u dhow Madaxtooyada.

Inta haatan la xaqiijiyay waxaa howlgalkaas ku dhintay inkabadan 25 ruux oo isuga jira saraakiil ciidan, masuuliyiin iyo shaqaale dowladeed, waxaana la helay magacyada qaar kamid ah dadka dhintay.

C/Qadir Cumar Cabdi oo ahaa Garsoore kamid ah maxkamadda racfaanka
Maxmuud Ismaaciil Muuf oo ahaa taliyaha ciidamada madaxtooyada
Cali Daahir Salaad oo ahaa Sarkaal ka tirsan wazaarada Dasuutrka
Fu’aad Ugaas Yacquub oo ahaa Sarkaal ka tirsan Bankiga Dhexe
Nin magaciisa lagu soo koobay Ibraahim oo ahaa agaasimaha waaxda dhaqan celinta Wasaaradda Amniga
C/Qani Cumar Maxamuud oo ahaa Sarkaal ka tirsan Wasaarada Dekadaha
Liibaan Nuur Cali oo ahaa Sarkaal katirsan Police-ka loo yaqaano HaramCad
Ilyaas Carab oo ahaa Sarkaal ka tirsan hay’adda Nababdsugidda ama BS-ta.
Booc booc oo Ka mid ahaa ilaalada Madaxtooyada.

Dadka dhaawacmey ee magacyadooda la helay waxaa iyagana kamid ah.

Maxmuud Cali Magan oo ah Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Federalka
Xasan Isaaq Yacquub (Gees Cade) oo ahaa xildhibaan hore iyo Waziir hore oo katirsanaa maamulka Jubbaland.
C/Qaadir Cali Cumar oo ahaa Waaziirkii arimaha dibadda ee dowladdii Shariif, ahna Xillibaan.
C/Xamiid C/Kariim oo ah Gudoomiye ku xigeenka degmada Boondheere
Aadan Dhagool oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.
Cali Maxamed Cali oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.
Xusseen Xiirey oo ah Sarkaal katirsan shaqaalaha baarlamaanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Raali Galin Ku Socoto Akhristayaasha Iyo Dhageystayaasha Webseydka Calamada.
Next: Taliska Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarkii Hoteel SYL.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada